Allahu Akbar kabiirah.

Mp3!
Wararka

Somaliya oo noqotay Bariga dhexe Shinaha iyo India oo ka hadlay

Somaliya oo noqotay Bariga dhexe Shinaha iyo India oo ka hadlay

New Delhi:-(RT)Kadib kulan siwada jir ah u wada qaateen Ra’iisul wasaarayaasha dalalka Shiinaha iyo India…

AMISOM oo sheegtay iney guri guri u baadjidoonto Muqdisho

AMISOM oo sheegtay iney guri guri u baadjidoonto Muqdisho

Muqdisho:-(RT)Taliska ciidamada AMISOM ayaa maanta ka warbixiyay howlgaladii ugu dameeyay isagoo sheegay iney  guri guri…

Bannaanbax lagu tageerayo D.F. ooka dhacay Muqdisho(Sawiro)

Bannaanbax  lagu tageerayo D.F. ooka dhacay Muqdisho(Sawiro)

Muqdisho:-(RT)Qaar kamid ah Shacabka magaalada Muqdisho ayaa maanta iskugu soo baxay qeybo ka tirsan wadooyinka Muqdisho,…

Duufaan cagta marisay magaalada Oklahoma ee Maraykanka(Sawiro)

Duufaan cagta marisay magaalada Oklahoma ee Maraykanka(Sawiro)

Oklahoma:-(RT)Dabaysha dheeraysa ee loo yaqaano tonidada oo badiba ku dhufata gobolada koonfureed ee dalka Maraykanka…

Wasiirka A. Dibada Somaliya oo dib ugu noqotay Muqdisho(Sawiro)

Wasiirka A. Dibada Somaliya oo dib ugu noqotay Muqdisho(Sawiro)

Muqdisho:-(RT)Ra’iisul wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Marwo Fawsiya Yuusuf Xaaji Aadam…

Dawlada F. oo ka jawaabtay xayiraadii Berbera&Hargeysa

Dawlada F. oo ka jawaabtay xayiraadii Berbera&Hargeysa

Muqdisho:-(RT)Wasaarada war faafinta dawlada Federaalka Somaliya oo ka jawaabrat hadaladii kasoo yeedhay jabhada gooni doonka…

Maalinta nadaafada oo laga xusay dunida dacaladeeda(Sawiro)

Maalinta nadaafada oo laga xusay dunida dacaladeeda(Sawiro)

Taleex:-(RT)Waxaa maanta dacalada caalamka laga xusay maalinta nadaafada gobolada Khaatumo,magaalooyinka l sida weyna looga xusayna…

Sarkaal ka tirsan ciidanka Kenya oo lagu dilay magaalada Wajeer

Sarkaal ka tirsan ciidanka Kenya oo lagu dilay magaalada Wajeer

Nairobi:-(RT)Wararka iminka naga soo gaadhaya  magaalada Wajeer ee gobolka Waqooyi Bari ayaa sheegaya in halkaas…

Wafdigii IGAD oo la kulmay madaxweyne Axmed Madoobe

Kismayo:-(RT)Wafdiga oo uu hoggaaminayo xog-hayaha guud ee urur-goboleedka IGAD, Maxbuub Macallin ayaa garoonka diyaaradaha ee…

Xildhibano dawladu iska hortagtay kunkoodii oo kahadlay(Video)

Xildhibano dawladu iska hortagtay kunkoodii oo kahadlay(Video)

Muqdisho(RT)Kadib markii Maleeshiyaadka Barbaarta Gaashaaman ee ka amar qaata Xassan Culusow ay hor istaageen Xildhibaano…

M.Xasan”Dadka reer-woqooyi candhuuftooda dib ha’uliqeen” midnimadu waa muqadas

M.Xasan”Dadka reer-woqooyi candhuuftooda dib ha’uliqeen” midnimadu waa muqadas

Muqdisho:-(RT)Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horreysay ka hadlay arrimaha ka taagan Jubbooyinka,…

Madaxweynaha Khatumo oo Magacabay Taliye&Abandulayaal

Madaxweynaha Khatumo oo Magacabay Taliye&Abandulayaal

Taleex:-(RT)Xafiiska Madaxwaynaha Dawlad Goboleedka Khaatumo State ayaa waxaa ka soo baxay wareegto lagu Magacaabay Tilayaha…

Golaha Wasiirada oo ansixiyay Hindise Sharciyeedyo(Sawiro)

Golaha Wasiirada oo ansixiyay Hindise Sharciyeedyo(Sawiro)

Muqdisho:-(RT)Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana…

Xildhibaanada oo loo qeybiyay mooshin lagu rido xukuumadda (Original Document S.Parliament)

Xildhibaanada oo loo qeybiyay mooshin lagu rido xukuumadda (Original Document S.Parliament)

Muqdisho:-(RT)Fadhigii Baarlamaanka ee maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa waxaa Xildhibaanada loogu qeybiyay mooshinka ka…

Raisul-wasaare Saacid oo qoraal kasoosaaray arinka jubbaland

Raisul-wasaare Saacid oo qoraal kasoosaaray arinka jubbaland

Muqdisho:-(RT)Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Raysal wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa lagu muujiyey sida…

Maxkamad Maraykanka ah Oo ku Xukuntay Somali 20,10,Sano

Maxkamad Maraykanka ah Oo ku Xukuntay Somali 20,10,Sano

Minneapolis:-(RT)Galabnimadii Danbe ee maanta oo ahayd Isniin  ayaa  waxaa Maxkamad  Minneapolis ku taala ay 20 Sano…

Garaad Saleebaan oo La kulmay shacabka reer Taleex(sawiro)

Garaad Saleebaan  oo La kulmay shacabka reer Taleex(sawiro)

Taleex:-(RT)Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo Maanta kulan laqaatay odayaasha iyo waxgaradka  culuma udiinka  iyo dhamaan…

Xafladii Birmingham iyo waraaqo lagu kala saxiixday(Xog&Video)

Xafladii Birmingham iyo  waraaqo lagu kala saxiixday(Xog&Video)

Birmingham:-(RT)Xaflad si heer sare ah loosoo agaasimay ayaa jaaliyada Somaliyeed ee ku dhaqan magaalada Birmingham ee…

Britian oo qarashkii ugu badnaa ku bixisay madaxweynaha Somaliya

Britian oo qarashkii ugu badnaa ku bixisay madaxweynaha Somaliya

London:-(RT)Warbixin uu soo daabacay Wargeyska afka dheer ee The Sun ayaa muujineysay qarash fara badan…

Madaxweynaha iyo wafdigiisa oo dib ugu soo laabtay dalka(Sawiro)

Madaxweynaha iyo wafdigiisa oo dib ugu soo laabtay dalka(Sawiro)

Muqdisho:-(RT)Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa galabta casar-liiqii dib ugu soo…

Who's Online

  • 0 Members.
  • 7 Guests.

Muuqaalka wararkii ugu danbeeyay ee Somaliya

Wararka

  • Somaliya oo noqotay Bariga dhexe Shinaha iyo India oo ka hadlay
  • AMISOM oo sheegtay iney guri guri u baadjidoonto Muqdisho
  • Bannaanbax  lagu tageerayo D.F. ooka dhacay Muqdisho(Sawiro)
  • Duufaan cagta marisay magaalada Oklahoma ee Maraykanka(Sawiro)
  • Wasiirka A. Dibada Somaliya oo dib ugu noqotay Muqdisho(Sawiro)
  • Dawlada F. oo ka jawaabtay xayiraadii Berbera&Hargeysa
  • Maalinta nadaafada oo laga xusay dunida dacaladeeda(Sawiro)
  • Sarkaal ka tirsan ciidanka Kenya oo lagu dilay magaalada Wajeer
  • Xildhibano dawladu iska hortagtay kunkoodii oo kahadlay(Video)
  • M.Xasan”Dadka reer-woqooyi candhuuftooda dib ha’uliqeen” midnimadu waa muqadas
  • Madaxweynaha Khatumo oo Magacabay Taliye&Abandulayaal
  • Golaha Wasiirada oo ansixiyay Hindise Sharciyeedyo(Sawiro)
  • Xildhibaanada oo loo qeybiyay mooshin lagu rido xukuumadda (Original Document S.Parliament)
  • Raisul-wasaare Saacid oo qoraal kasoosaaray arinka jubbaland
  • Maxkamad Maraykanka ah Oo ku Xukuntay Somali 20,10,Sano
  • Garaad Saleebaan  oo La kulmay shacabka reer Taleex(sawiro)
  • Xafladii Birmingham iyo  waraaqo lagu kala saxiixday(Xog&Video)
  • Britian oo qarashkii ugu badnaa ku bixisay madaxweynaha Somaliya
  • Madaxweynaha iyo wafdigiisa oo dib ugu soo laabtay dalka(Sawiro)

Somaliya oo noqotay Bariga dhexe Shinaha iyo India oo ka hadlay

New Delhi:-(RT)Kadib kulan siwada jir ah u wada qaateen Ra’iisul wasaarayaasha dalalka Shiinaha iyo India ayaa waxay ka wada hadleen arimo badan oo dhankooda quseeya qeybna ay ka yihiin dagaalada lagula jiro waxay ugu yeereen Argagixisada iyo burcad badeeda Soomaalida ee ka qaraabata xeebaha Soomaaliya. Ra’iisul wasaaraha Shiinaha Li Keqiang ,iyo kan dalka India Manmahan…

Somaliya oo noqotay Bariga dhexe Shinaha iyo India oo ka hadlay

Xuska Mowliidka oo lagu qabtay Oslo, Norway (Sawiro+Video)

Oslo:-(RT)Caasimadda dalka Norway ee Oslo ayaa waxaa habeenkii xalay ahaa ka dhacay xuska mowliidka ee dhalashada nabigeenna Muxammed (NNKH). Xafladdan xuska ayaa waxaa kasoo qeyb galay culumo badan oo ka kala timid wadamada Swedan, Ingriiska iyo gudaha waddanka Norway,Waxaa lagu qabtay xuska masjika weyn ee ku yaal bartamaha xaafadda Grønland. Boqolaal dadweyne ah ayaa la…

Xuska Mowliidka oo lagu qabtay Oslo, Norway (Sawiro+Video)

Hambalyo Mehe C/qani Muuse C/laahi&Samsam Xasan Diiriye Oo Meher Kodu Ka Dhacay Magaalada Ceerigabo

1 saleeban c/qaadir jaamac 2 Maxamed xuseen geeldon 3 axmed maxamed siciid 4 faysal c/kariim xirsi shalmad 5 cabdi axmed cige 6 jaamac xuseen saalax 7 c/xaafid siciid bare 8 c/risaaq siciid ali xasan 9 yuusuf abdi xasan cadde 10 xuseen abdi xuseen Dhamaan dhalinyaradasi  waxay dhanbaal hambalyo ah u dirayaan Meherka c/qani muuse c/laahi…

Hambalyo Mehe C/qani Muuse C/laahi&Samsam Xasan Diiriye Oo Meher Kodu Ka Dhacay  Magaalada Ceerigabo

Tacsi loodirayo qoyska Marxuum C/llaahi Sugulle

WAXAA DHAMAAN TCSIDAN DIRAYA DADKA KALE AH 1 XAMDI MAXAMED CAARSHE  ODAYGEEDA IYO CARUURTEEDA 2 CAYNAB IIDLE MAX/ED XAASKII IYO CARUURTIISA 3 SHARMAAKE MAX/UD XAASHXASH XAASKIISA IYO  CARUURTIISA Waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Eheldii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday maantaAleha u naxaristee C/LAAHI X.SUGULE CABDI oo maaanta ku geeriyoday dalka ingiriiska. waxana ay…

Tacsi loodirayo qoyska Marxuum C/llaahi Sugulle

si fican uguula soco taariikhda islaamka qaybtisi kowad

Silsiladda Taariikhda Islaamka Qaybta 1aad Manhaj-kayga xagga qoraalka. Xuruufta. Taarikh-daan oo aan kasoo qaadan doonno masaadirta Islamiga ah oo carabi ku qoran waxaa jira xarfo badan oo afka Carabi-ga ku jira oo aan laga helayn xarfaha Soomaali-ga ah wax waafaqsan sida ay u dhawaaqayaan carabi ahaan, sidaa darteed waxaan isticmaali doonaa xuruuftaan soo socota booskii…