hambalyo meher ayaa waxaa diraya dhalinyadada iyo waayeelkaba waxayna kusocotaa…
USA:-(RT)Halkan waxaan uga Hanbalyeynaynaaa Mudane Abshir ducale diriye finad iyo marwo Nadiira siciid Cartan oo Meherkoodu ka dhacay dalka belgium maalintii sabtida 17-3-2012
waxaa halkan ka Diraya Dhamaan Reer Cartan iyo Reer Diriye
meelkasta oo ay ka joogaan aduunka waxaa na Leenahay Wiil iyo caano gabadh iyo caano
Hooyo Xabiibi cabdi raage
Cali cabdi raage
Maxamud duaale
Maxamed ducale
Farxiya ducaale
Shafici ducaale
Fartun ducale
ShaAdiya ducale
mustafe ducale
cl nasir ducale
cl racman ducale
Mubarig maxamed jamac gabalax dhaman reer gabalaax
C/fataax bashir mohamed
Ilma islagad
Dhaman rer diriye finad
Maxamuud axmed xirsi
Nasro cabdi oogle
Iyo caruurtooda
Cabdisalan mire
Dhaman asaxabta isboortiska
Cabdilahi dhere
Hooyo cibaado xaaji faarax
Hooyo siraad faraax
Abti aadan xaaji faarax
Bashiir siciid cartan iyo xaskisa
Keyse siciid cartan iyo xaskisa
Mansuur siciid cartan iyo xaaskisa
Mahdi siciid cartan iyo xaaskisa
Faadumo siciid cartan iyo odeygeeda
Nasra siciid cartan iyo caruurteeda
Nadiiya siciid cartan iyo odeygeeda
Nabiiha siciid cartan iyo odeygeda
Nimco siciid cartan iyo odeygeeda
Saalax cali cartan iyo xaaskisa
Caasha adan caabi
( Reer Ducaale iyo Reer Diriye finad meelkasta ay joogaan)Waxaay leeyihiin Hanbalyo)
Anana hadaanu nahay bahda warbaahinta Realtaleex.com maamulka iyo shaqaalahaba waxaanu leenahay hambalyo noqda kuwii isku waara bash bash iyo barwaaqana lakala kulma Amiin.
Realtaleex News Desk.