Tacsi:Allah ha’u naxariistee Geeridii Marxuumad xaaji Cambaro Ducaale Diiriye…
UK:-(RT)Inaa lilaahi waa inaa ilaahi raajucuun waxaa halkan tacsi tiraanyo leh kadiraya jaaliyada khaatumo state of somalia ee uk
geeridii kutimid marxuumada xaji cambaro ducaale diiriye carshin oo maanta oo tariikhdutahay 24 04 12 kugeeriyooday magalada laascaanood ee gobolka sool waxaanu leenahay eheladii iyo qaraabadii ilaahay
ilaahay samir iyo imaan ha idinka siiyo amiin amiin waxaanu halkan sigaara ugu tacsiyadaaynaynaa dhamaan reer cilmi warsame dhamaan reer adan warsame gaar ahaan wiilkeeda cali cilmi warsame cali maraaykan oo kusugan saaxdheer
meelkasta oo ay jogaan waxaa tacsida diraya
adan garaad maxamed
maxamud salax gadhweyne
gudoomiye dr maxamed cabdiraxmaan
xusen cabdi boos
cabdi xakin xaji saleban
cabdirisaaq axmed nur nayjeeri
adan cali ducaale
cabdiraxman dalmar
maxamud cilmi dhuuto
cabdi adan cade
gudi ciise nuur
abdirashiid m xasan falaalug
cabdinur yusuf cumar mursal
cabdow farax mudhe
yasin idan adan cade
maxamud adan dubad
axmed maxamed geele garbajof
cabdirooble maxamud tuhe
cabdi casiis jamac hayaan
farax adan dubad
baashe cali jamac
cabdul maxamed cali bulay
abshir cabdi qoobyare
cabdale cagalule
axmed s sancad
cabdicasiis cawil warsame dhidiinbe
cisman duraan
maxamed cali qambi
axmed maxamed jamac caato
axmed buraale
muse cali koore
farax adan dhalac
waxaa nasoogadhsiyay uqaaybsanaha kicinta iyo abaabulka arimaha khatumo ee uk
Mudane maxamud cilmi dhuuto