Tacsi tiiraanya leh Oo ay dirayaan jaaliyada Khaatumo State Ee UK…
UK:-(RT)Inaa lilaahi waa inaa ilaahi raajucuun, waxaa halkan tacsi tiraanyo leh kadiraya jaaliyada khaatumo state of somalia ee uk
geeridii kutimid marxuum axmed cali haybe oo maanta oo tariikhdutahay 29 04 12 kugeeriyooday magalada laascaanood ee gobolka sool waxaanu leenahay eheladii iyo qaraabadii ilaahay
samir iyo imaan ha idinka siiyo amiin amiin waxaanu halkan ugu tacsiyadaaynaynaa dhamaan reer cali haybe gaar ahaan wiilashiisa maxamed axmed iyo fuad axmed waxaan kaloo
isagana sigaara loogu tacsiyadaynayaa cabdala maxamud cali haybe (cabdala cagalule) oo uu adeer u ahaa marxuumku
meelkasta oo ay jogaan waxaa tacsida diraya
- gudomiye cabdilahi darood
- gudoomiye kuxigeen dr maxamed cabdiraxmaan
- adan garaad maxamed
- maxamud salax gadhweyne
- xusen cabdi boos
- cabdi xakin xaji saleban
- cabdirisaaq axmed nur nayjeeri
- adan cali ducaale
- cabdiraxman dalmar
- maxamud cilmi dhuuto
- cabdi adan cade
- gudi ciise nuur
- abdirashiid m xasan falaalug
- cabdinur yusuf cumar mursal
- cabdow farax mudhe
- yasin idan adan cade
- maxamud adan dubad
- axmed maxamed geele garbajof
- cabdirooble maxamud tuhe
- cabdi casiis jamac hayaan
- farax adan dubad
- baashe cali jamac
- cabdul maxamed cali bulay
- abshir cabdi qoobyare
- cabdale cagalule
- axmed s sancad
- cabdicasiis cawil warsame dhidiinbe
- cisman duraan
- maxamed cali qambi
- axmed maxamed jamac caato
- axmed buraale
- muse cali koore
- farax adan dhalac
waxaa nasoogadhsiyay uqaaybsanaha kicinta iyo abaabulka arimaha khatumo ee uk maxamud cilmi dhuuto
dhuuto@hotmail.co.uk