Tacsi:Geeridii kutimi W.kuxigeenka Horumarinta Khayraadka Dabiiciga ah…

Filed under: Tacsi |

UK:-(RT)Inaa lilaahi waa inaa ilaahi raajucuun waxaa halkan tacsi tiraanyo leh kadiraya jaaliyada khaatumo state of somalia ee ukgeeridii kutimid marxuumada samsam maxamed cilmi warsame oo maanta kugeeriyootay06 05 12 magalada london ee uk waxaanu leenahay eheladii iyo qaraabadii ilaahay

ilaahay samir iyo imaan ha idinka siiyo amiin amiin waxaanu halkan sigaara ugu tacsiyadaaynaynaa dhamaan reer cilmi warsame  dhamaan reer adan warsame iyo dhamaan reer cali buraale waxaa sigaara ah loogu tacsiyadaynayaa odaygeedii cabdi farax mahad shube  iyo adeerkeed maxamud cilmi warsame
meelkasta oo ay jogaan  waxaa tacsida diraya
adan garaad maxamed
maxamud salax gadhweyne
gudomiye cabdilahi darood
 gudoomiye kuxigeen dr maxamed cabdiraxmaan 
xusen cabdi boos
cabdi xakin xaji saleban 
cabdirisaaq axmed nur nayjeeri
 adan cali ducaale
cabdiraxman dalmar 
maxamud cilmi dhuuto
cabdi adan cade
gudi ciise nuur
abdirashiid m xasan falaalug
cabdinur yusuf cumar mursal
cabdow farax mudhe
yasin idan adan cade
maxamud adan dubad
axmed maxamed geele garbajof
cabdirooble maxamud tuhe
cabdi casiis jamac hayaan
farax adan dubad
baashe cali jamac
cabdul maxamed cali bulay
abshir cabdi qoobyare 
cabdale cagalule
axmed s sancad 
cabdicasiis cawil warsame dhidiinbe 
cisman duraan 
maxamed cali qambi 
axmed maxamed jamac caato
axmed buraale
muse cali koore
farax adan dhalac
cali saleban sancad



waxaa nasoogadhsiyay uqaaybsanaha kicinta iyo abaabulka arimaha khatumo ee uk maxamud cilmi dhuuto.
Mohamud Ilmi Dhuuto
dhuuto@hotmail.co.uk

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>