Hambalyo Aroos:waxaa hablayo aroon halkan looga dirayaa Caruuska iyo Caruusada kala ah…

Filed under: Tahniyad |
USA:-(RT)Waxaan hambalyo aroos  udiraynaaa  mudane C/rasaq C/laahi Ali Darmaan  iyo
murwadiisa Khadra Maxammed C/qaadir oo arooskoodu caawa ka dhicayo magaalada
lasanod Ee xarunta Gobolka Sool.
Waxanuna leenahay isku noqda kuwa isku raaga  gacal iyo xigtaba arooskina lagu farax
 ubad khayra qaba kale hela waxana hambalyadan dirayan dadkan hoos ku qoran
 10\5\2012 ayuu aroosku dhacay
1.Dr .mohamed mohamud ali darman 2.guled mohamed mohamud ali darman 3,sahar moahamed m, ali darman 4.farhiya mohamed m,ali darman 5 iyo murwadiisa xaawo ciise dhalac 6.shaakir cabdimaajid mohamud ali 7mustafe cabdimaajid mohamud ali 8.asadcadbimaajid mohamud ali 9. cabdirasaaq mohamud ali darman 10mohamed cadbirasaq mohamud 11.ahmed cadbirasaaq ali darman iyo dhamaan ilma cabdirasaaq mohamud ali darman iyo xaasaskiisa 12 .caasha mohamud alid arman 13.aamina mohamud ali darman 14 .safiya mohamud ali darman 15. deeqa mahamud ali drman 16.saynab mohamu dali darmaan 17 .iyo dhamaan caruurtooda oo dhan. 18.sucaad cabdimaajid mohamud 19.aamina cadbimaajid mohamud ali 20.ramla cabdimaajid mohamud 21.saamiya cabdilaahi ali darman 22.ayaan cabdilaahi ali darman 23.wacan abdilaahi ali darman 24.mohamed cabdilaahi ali darman 25,maryan mohamed ali darman 26.ifiso cabdirahman ali darman 27.mahamed cabdirahman ali darman 28,ismail cabdirahman ali darman 29.ahmed cabdirahman ali darman 30.cabdilaahi cadbirahman ali darman 31 ,mohamed cadbilaahi cabdirahman ali darman 32.g.hiibe ahmed ali darman iyo dhamaan ilma ahmed ali darman 33,cadbiqani cabdikariim esseh darman 34,ciise ibraahin ciise darman 35,cabdi fatax mohamed ciise darman 36,mukhataar cumar ali darman 37/baarwayn cumar ali darman 38,faadumo cumar ali darman 39.mohamed abdiqaadir abyan koore 40 abdiqaadir abyan koore iyo dhamaan qoyska reer koore 
dadkaas oo kala jooga dalka iyo dibadiisuba waxay tahniyad kal iyo laaba u dirayaan
arooska iyo aroosada  waxaana leenahay gurigiina  guri khayr  hambal hambalyo.
Anana hadaanu nahay warbaahinta Caalamaiga ah Ee Realtaleex.com dhamaan maamulka iyi Shaqaalahaba
 waxaanu leenahay kuwii isku waara Ubad khayr qaba Bash bash iyo Bawaaqana lakala kulma Amiin.
Realtaleex News Desk.

One Response to Hambalyo Aroos:waxaa hablayo aroon halkan looga dirayaa Caruuska iyo Caruusada kala ah…

  1. hambalyo hambal yo hambalyo ilahay ubad khayrr qaba ha idinka kala siiyyo noqdana kuwo isku waara

    shaakir
    May 11, 2012 at 8:58 am
    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>