Tahniyad Meher Oo loo dirayo Cali Muuse Cali iyo Foosiya Cawil Faarax Oo Meherkoodu ka dhacay Columbus…
Australia:-(RT)Anigoo ah: Faarax Aadan Ciise Toohe iyo xaaskayga -Saynab Cali Kore iyo
caruurtayada - Sarah - Cabdulraxman - Layla - Cabdulcasis - Samiira waxaannu halkan uga
tahniyadaynaynaa Cali Muse Cali kore iyo marwadiisa Foosiya Cawil Faarax
oo meherkoodu maanta kadhacay Magalaada Columbus ee cariga maraykanka
waxaannu leenahay guurkiinna alla haka dhigo kii lagu nasto ee lagu negaado.
..wiil iyo caano....Aamiin.
ftoohe@hotmail.com