Ogaysiis ku socda Jaaliyadda Khaatumo Ee magaalada Alberta Ee wadanka Canada…
Alberta:-(RT)Waxaa dhamaan la ogaysiinayaan Jaaliyadda Khaatumo Ee magaalada Alberta Ee wadanka Canada inuu jiro shir talefoon ah oo dhici doona maalinta Arbacada Ee July11th 2012.

Realtaleex News Desk.