Sarkaal U Shaqaynayey Maamulka Hargaysa oo Caawa lagu Dilay Laascaanood.

Filed under: Wararka |

Laascaanood(RT) Waxaa caawa magaalada laascaanood ay kooxo hubaysan oo aan haybtooda lagaranay ku toogteen sarkaal sare Oo katirsan maamulka smn, Sarkaalkan caawa ay kooxa hubasay kudileen badhtaha magaalada laascaanood ayaa waxaa lagu magcaabi jiray Cabdi cawil fuje.

Sarkaalkan lagu dilay caawa laascaanood ayaa ahaa Khasnajiga Maamlka Gobolka sool Ee maamlka somaliland.
Xiliga Caawa Latoogtay  ninkan ayaa waxay ahayd bacda afuradii xili uu kasoo baxay gurigsaa caawa kooxo aan haybtooda lagaranay ay ku toogteen badhtamaha magaalada laascaanood.

Ilayoohaatan macada cida sida rasmiga ah Kadambeysay Dilkan Caawa Logaystay.
Xiligan Caawa ladilay sarkaalkan ayaa waxay ku soobeegmaysaa xili xalayto maarayka laascaanood gurigiisa lala eegtay bam gacmeed,weerar kaas xalay ayaa waxa ku dhawacmay mid kamid ah ilaalada maarayka laascaanood.

 

 

 

RealTaleex News Desk

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>