Faroole iyo farshaxanka maanta

Filed under: Wararka |

Garoowe:-(RT)Madaxweynaha maamulka ex-Puntland Faroole oo ku haftay siyaasadii soomaaliya ayaa kala garanwaayay Ciyaaraha &Siyaasadda,arimaha quseeya kuwa aanu shaqada ku lahayn kuwa Soomaaliya iyo kuwa caalamka.

Mr.Faroole oo ku caan baxay kelmeda ah waxaan la’igala tashan soconmaayaan ayaa sida iminka laogyahay gabay tii hoose ee gobolada uu maamulkiisu ka talinjiray,hadana faroole ayaa waxaa sawir gacmeed aad ugu cabiray farshaxankiisa  amiin caamir oo ah farshaxanka wen ee Soomaaliyeed.

 

 

Realtaleex News Desk.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>