Sidee Looga Ciiday Magaalada Nairobi Ee Caasimada Dalka Kenya iyo Soomaalida Ku Nool Nairobi(sawirro).
Nairobi(RT) Iyadoo maanta dhamaan si wayn looga xusay maalinta ciidul fidriga dhamaan dalalka islaamka ayaa waxaa magaalada nairobi oo ay ku nool yihiin malaayiin muslimiin ah oo soomaali iyo ajaanib kale igu jira ayaa waxaa gaar ahaan xaafada soomaalidu sida xooga ah u degan tahay ee islii bariga nairobi waxaa maanta isugu soo baxay misaajida iyo fagaarayaasha xaafadaas kumanaan soomaali ah.
Meelaha lagu kala tukaday ayaa waxaa ma mid ahaa goroonka wayn sir ali muslim clup, garoonka eastleith higth scool iyo meelo kale oo badan.
Diini C/laahi Maxamed{Xiddig}
RealTaleex News Desk