Ogaysiis ku socda jaaliyada Khaatumo ee Edmonton.

Filed under: Maqaallo,Wararka |

Edmonton:(RT)Waxaan ugu bishaaraynaynaa dhamaan bulshada reer Khaatumo ee ku dhaqan

gobolka Alberta, Canada inay dhici doonaan shirar iyo xaflado kala dhacaya
29/12/2012 iyo 30/12/2012 kana dhacaya magaalada Edmonton.
Waxaan Ilaahay mahadii nasiib u helnay inay marti inoogu yihiin kulamadan  labo xubnood oo
qaaliya kana tirsan goleheena fulinta G 11. oo kala ah
Dr. Cali Ciise Cabdi oo ka imanaya Adis Ababa iyo Cabdirashiid Macalim Faarax oo ka imanaya
Minneapolis.
Habeenka Sabtida 29/12/2012. 6:00 pm waxaa dhacaya shirweyne u khaasa
jaaliyada reer khatumo ee Alberta iyo mas'uuliyiinta martida inoo ah
waxaana lagu soo gelayaa tigidh $20.00.
Habeenka Axada  30/12/2012. 6:00 pm waxaa dhacaya xafladii khaatumo oo ay
ka soo qayb gelayaan bulshada soomaaliyeed ee ku dhaqan Edmonton iyo
hareereheeda waxaana sidoo kale inagala qayb gelaya Dr. Cali iyo
Cabdirashiid. Gelidu waa bilaash.

Goobta ama madashu waa sidan:

 Edmonton Islamic Academy
14525-127 Street



Ahmad Abdi
Aabyan69@gmail.com
Edmonton, Alberta

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>