Toronto:-(RT)Ogeysiis:- Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan qurbajoogta beesha Jaamac Siyaad
inay kasoo qaybgalaan shirweyne telefoon.. oo hadii Alla idmo dhici doona bishan December,25keeda. Shirkan waxaa warbixino kasoo jeedin doona Cuqaal iyo waxgarad kala jooga gudaha dalka iyo dibedda. Waxaa loogu baaqayaa jaaliyadaha qurbaha inay si buuxda ugasoo qaybgalaan shirkan oo ah mid mihiim ah. *Maalinta shirku waa*: Talaadada, December 25. *Waqtigu waa:* 12pm New york time, 11am Minneapolis, 9am Seattle, 5pm London, 6pm Norway, 8pm Laascaanood, Lambarada lagusoo geliyo iyo wixii faahfaahin dheraad ah kala xidhiidha xubnaha gudida ee gobolka aad joogto.
Realtaleex News Desk.