Hanbalyo-Arooska Mudane-Cali Ciise Iyo Marwo-Hibaaq Cawad

Filed under: Maqaallo,Tahniyad,Wararka |

UK:-(RT)Anagoo ah Dadka magacyadoodu hoos ku xusan yihiin

waxaanu halkan hanbalyo diiran farxad iyo riyaaqba
leh uga direeynaa Arooska kheyr badan leh ee Mudane-
Cali Ciise Oog iyo Marwo Hibaaq Cawad Warsame oo dhowaan
ku aqal galay Magaaladda Abu-dhabi Dalka Emaaraadka. 

Waxaanu Raxmaanka ka tuugeeynaa in eey noqdaan labadii
isku waara,ubax kheyr qaba kala hela,nolol wanaagsan iyo
qoys suuban oo ku daysho leh noqda aamiin.

-Magacyadda Dadka Hanbalyadda Diraaya:-
-Al-Wasiir-Mudane-Max'ud Diiriye Cabdi-joof.
-Dr-C/Raxmaan Max,d Cabdi Xaashi.
-C/Laahi Sh.Max'd Sh.Cumar.
-Cabdi Khaliif Samatar.
-Dr-Ahmed Cilmi.
-Oday-Xassan Nuur Jibriil.
-Mukhtaar Garaad Cali Buraalle.
-Ifraax Cabdi-risaaq.
-C/Risaaq Neygeeri.
-Sh.Abshir C/Laahi.
-Xaliimo Khalaf.
-Axmed C/Laahi Sh.
-C/Risaaq Cali-Mas.
-C/Raxmaan Cali Khaliif Samatar.
-FARHIYO CALI CAABI HUSSEIN:
-CABDI XASAN CALI   CABDIGEERASH.
-Hodan Dirir jigxey

-Eedo Cosob Geele Dalmar.
-Dr-Aden Xassan Maxamed.

-Saalax X.Maxamed Aw Faarax.
-Sh.C/Qaadir Sh.Axmed X.Cali.
-Maxamuud Cabdi-kariim Macallin.
-Cabdi Muuse Ibraahim.
-Cabdullaahi Qayaad.
-Dr-Cabdullaahi Dubad.
-Enj-Ismaaciil Toosane.
-Ganaje Khaawi.
-C/Rashiid Diiriye Geydhe.
-Fardoowsa Caaqil Xirsi Cumar.
-Qaali Caaqil Xirsi Cumar.
-Faadumo Max'd Cabdi Xaashi.
-Ustaad-Xassan Carab.

-Hanbalyo Diiran. -Soo Gudbintii-Ustaad-Xassan Carab. -Dec-25-2012.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>