Tacsi ku socotaQoyska Hooyo Maryama Maxamed(Doob-yareed)

Filed under: Maqaallo,Tacsi,Wararka |

Lascanood:-(RT)Waxaaa Tacsi tiiraanya leh loo dirayaa eheladii iyo qaraabadii ku timi qoyska reer Faarax Toor Geeriddii Naxdinta lahayd Ee ku timid Hooyo Maryam Maxamed Maxamuud (Doob-yareed )oo Maanta u geeriyootay Magaadda Laasnood ee xarunta Gobolka Sool.

Hadii aanu nahay dadka magacyadoodu hoos ku xusanyihiinWaxaan Ilaahay ugu baryaynaa Marxuumaddaas in ilaahay Janatul fardowsa ka waraabiyo Eheladdii,saaxiibadii iyo qaraabadii ay ka geeriyootayna  samir iyo iimaan ka siiyo.

Waxay Marxuum Maryam maxammed  ifka kaga tagtay tagtay Sideed Caruur ah oo dad Waawayn ah iyo Caruurtii ay sii dhaleen, Waxaaan Siddoo kale u tacsiyadaynaynaa Odaygeedda Faarax Cali Shirre (Faarax toor)

Ugu danbayntii anana hadaanu nahay bahda Realtaleex.com maamulka iyo hawlwadeenadaba waxaanu Tacsi taasi lamid ah u diraynaa eheladii iyo qoyskii ay marxuumadu ka geeryootay gaar ahaan Oday Faarax Cali Shire.

Waxaa Tacsi tiiraanya leh loo diraya  Qoyska iyo qaraabada ay Marxuumadu ka geeriyooytay

Waxaa iyana sidoo kale tacsi taasi lamid ah u diraya Qoyska iyo qabaabada ay ka geeriyootay Marxuumadu  Ururka Daryeel Dadka iyo Dalka maamulka iyo xubha

 

 

 

 

 

Realtaleex News Desk.

One Response to Tacsi ku socotaQoyska Hooyo Maryama Maxamed(Doob-yareed)

  1. Allaha u naxariisto

    Cigaal A Ducaale
    January 8, 2013 at 3:07 am
    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>