Hambalyo ku socota guud ahaan akhristayaasha Realtaleex.com

Filed under: Wararka |

Seattle:-(RT)Assalaamu calaykum,Hambalyo,waxaanu halkan slaan guud hawada u marinaynaa umadda Somaaliyeed meel a joogaanba gaar ahaan akhristayaashayada oon idin leenahay Sanad Wanaagsan, waxaanuna dhamaantiin idiinku  hambalyaynaynaa in ilaahay inooga dhigo sanad wacan oo dhamaan bulshada Somaalieed meel ay joogaan kaga baxaan dhibta iyo rafaadka.

Akhristayaal waxaanu idiinku hambalyaynaynaa guud ahaan meel aad ka joogtaan caalamkaba sanad wanaagsan waxaanuna ilaahay idiinka baryaynaynaa inuu sanadka sanadkiisa inu wada gaadhsiiyo farxad iyo rayn rayn.

Hadaanu nahay bahda warbaahinta Realtalee.com maamulka iyo shaqaalahaba waxaanu marabaad hambalyadayada hawada u marinaynaa guud ahaan dadweynaha Somaliyeed meel ay joogaan gaar ahaan dadka reer Khaatumo oo mudnaanshaha gaar ahaaneed ku leh umadda Somaaliyeed,waxaanu idin leenahay sanad wanaagsan.

Sanad wanaagsan Akristayaal idil ahaantiinba.

 

Realtaleex News Desk.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>