Allahu Akbar kabiirah.

Mp3!
Wararka

Madaxweynayaasha IGAD oo Addis-Ababa kushiraya maanta

Addis-ababa:-(RT)Madaxweynayaasha dalalka Bariga Afrika ee ku bahoobay ururka IGAD ayaa maanta kulan ku yeelanaya magaalada…

Xukuumada oo ka hadashay mooshinka lala noqday&Jubaland

Xukuumada oo ka hadashay mooshinka lala noqday&Jubaland

Muqdisho:-(RT)Shirkii golaha wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya ee joogtada ahaa oo uu shir gudoominayo Ra’iisul Wasaare…

Dibadbax maanta lagu taageerayo mowshinkii baaqday oo ka dhacay magaalada Muqdisho(Sawiro)

Dibadbax maanta lagu taageerayo mowshinkii baaqday oo ka dhacay magaalada Muqdisho(Sawiro)

Muqdisho:-(RT)Dibad bax balaaran oo lagu taageerayay horumarada iyo guulaha ay dowladu gaartay ayaa maanta lagu…

Fadeexad,Faroole iyo wiilashiisa oo keentay in QM ay go’aan ka qaadato Ex-Puntland(Dhegayso)

Fadeexad,Faroole iyo wiilashiisa oo keentay in QM ay go’aan ka qaadato Ex-Puntland(Dhegayso)

Garowe:-(RT)Qoraal Qaramada Midoobay ay usoo dirtay Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa  lagu sheegay in…

xuska 50 guurada AU(African union) oo Muqdisho ka dhacaysa

xuska 50 guurada AU(African union) oo Muqdisho ka dhacaysa

Muqdisho:-(RT)Munaasabad lagu xusayo sannad-guuradii 50-aad ee kasoo wareegtay markii la aasaasay ururka Midowga Afrika ayaa…

Dowlada UK oo shir deg deg ah ka yeelaneysa Weerarkii London

Dowlada UK oo shir deg deg ah ka yeelaneysa Weerarkii London

London:-(RT)Waxaa maanta (Khamiis) kulan deg deg ah isugu imaanaya Guddiga xaalada deg degta ah ee…

Guddiga Xaqiiqo Raadinta Kenya oo soo bandhigay Warbixin adag

Guddiga Xaqiiqo Raadinta Kenya oo soo bandhigay Warbixin adag

Nairobi:-(RT)Guddiga Xaqiiqo raadinta ee wadanka Kenya ayaa soo bandhigay warbixinta xogtii ay aruurinayeen in muddo…

Nin mindiyo ku hubeysan oo askari ku dilay London(Sawiro+Video!!!)

Nin mindiyo ku hubeysan oo askari ku dilay London(Sawiro+Video!!!)

London:-(RT) Wadanka Ingiriiska ayaa waxaa si weyn loo hadal hayaa dilkii Arbacadii gelinkii danbe ka dhacay…

W.amniga&Somalida Minnesota oo ka shiray xukunkii 9 qof(Sawiro)

W.amniga&Somalida Minnesota oo ka shiray xukunkii 9 qof(Sawiro)

Minneapolis:-(RT)Shir ay isugu yimaadeen Soomaalida Minnesota iyo xubno ka socday Ciidamada nabadsugida Mareykanka ayaa looga…

Dufcadii labaad oo ka qalin jesiay dugsiga sare ee Taleex iyo xaflad halkaasi ka dhacday(Sawiro)

Dufcadii labaad oo ka qalin jesiay dugsiga sare ee Taleex iyo xaflad halkaasi ka dhacday(Sawiro)

Taleex:-(RT)Magaalada caasimada u ah maamulka Khaatumo eTaleex ayaa waxaa maanta ka dhacay xaflad qalin jebin…

Mooshinki laga keenay xukuumda oo fashil maanta ku dhamaaday

Mooshinki laga keenay xukuumda oo fashil maanta ku dhamaaday

Muqdisho:-(RT)Gudoonka baarlamaanka ayaa ku dhawaaqay inuu laalay mooshinkii laga keenay Xukuumada, kadib markii tiradii loogu…

Baarlamaanka oo kadoodaya mooshin ka dhan ah xukuumada

Baarlamaanka oo kadoodaya mooshin ka dhan ah xukuumada

Muqdisho:-(RT)Xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay maanta ka doodaan mooshin ka dhan ah xukuumadda…

Ciyaar dhexmartay Agoomaha magaalad Ceerigaabo(Sawiro)

Ciyaar dhexmartay Agoomaha magaalad Ceerigaabo(Sawiro)

Ceerigaabo(RT)Ciyaar kubada cagta ah oo dhexmartay laba kooxood oo ka mida agoomaha Ceergaabo Dhaqaalaynta agoonta waxay…

Somaliya oo noqotay Bariga dhexe Shinaha iyo India oo ka hadlay

Somaliya oo noqotay Bariga dhexe Shinaha iyo India oo ka hadlay

New Delhi:-(RT)Kadib kulan siwada jir ah u wada qaateen Ra’iisul wasaarayaasha dalalka Shiinaha iyo India…

AMISOM oo sheegtay iney guri guri u baadhidoonto Muqdisho

AMISOM oo sheegtay iney guri guri u baadhidoonto Muqdisho

Muqdisho:-(RT)Taliska ciidamada AMISOM ayaa maanta ka warbixiyay howlgaladii ugu dameeyay isagoo sheegay iney  guri guri…

Bannaanbax lagu tageerayo D.F. ooka dhacay Muqdisho(Sawiro)

Bannaanbax  lagu tageerayo D.F. ooka dhacay Muqdisho(Sawiro)

Muqdisho:-(RT)Qaar kamid ah Shacabka magaalada Muqdisho ayaa maanta iskugu soo baxay qeybo ka tirsan wadooyinka Muqdisho,…

Duufaan cagta marisay magaalada Oklahoma ee Maraykanka(Sawiro)

Duufaan cagta marisay magaalada Oklahoma ee Maraykanka(Sawiro)

Oklahoma:-(RT)Dabaysha dheeraysa ee loo yaqaano tonidada oo badiba ku dhufata gobolada koonfureed ee dalka Maraykanka…

Wasiirka A. Dibada Somaliya oo dib ugu noqotay Muqdisho(Sawiro)

Wasiirka A. Dibada Somaliya oo dib ugu noqotay Muqdisho(Sawiro)

Muqdisho:-(RT)Ra’iisul wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Marwo Fawsiya Yuusuf Xaaji Aadam…

Dawlada F. oo ka jawaabtay xayiraadii Berbera&Hargeysa

Dawlada F. oo ka jawaabtay xayiraadii Berbera&Hargeysa

Muqdisho:-(RT)Wasaarada war faafinta dawlada Federaalka Somaliya oo ka jawaabrat hadaladii kasoo yeedhay jabhada gooni doonka…

Maalinta nadaafada oo laga xusay dunida dacaladeeda(Sawiro)

Maalinta nadaafada oo laga xusay dunida dacaladeeda(Sawiro)

Taleex:-(RT)Waxaa maanta dacalada caalamka laga xusay maalinta nadaafada gobolada Khaatumo,magaalooyinka l sida weyna looga xusayna…

Who's Online

  • 0 Members.
  • 5 Guests.

Muuqaalka wararkii ugu danbeeyay ee Somaliya

Wararka

  • Xukuumada oo ka hadashay mooshinka lala noqday&Jubaland
  • Dibadbax maanta lagu taageerayo mowshinkii baaqday oo ka dhacay magaalada Muqdisho(Sawiro)
  • Fadeexad,Faroole iyo wiilashiisa oo keentay in QM ay go’aan ka qaadato Ex-Puntland(Dhegayso)
  • xuska 50 guurada AU(African union) oo Muqdisho ka dhacaysa
  • Dowlada UK oo shir deg deg ah ka yeelaneysa Weerarkii London
  • Guddiga Xaqiiqo Raadinta Kenya oo soo bandhigay Warbixin adag
  • Nin mindiyo ku hubeysan oo askari ku dilay London(Sawiro+Video!!!)
  • W.amniga&Somalida Minnesota oo ka shiray xukunkii 9 qof(Sawiro)
  • Dufcadii labaad oo ka qalin jesiay dugsiga sare ee Taleex iyo xaflad halkaasi ka dhacday(Sawiro)
  • Mooshinki laga keenay xukuumda oo fashil maanta ku dhamaaday
  • Baarlamaanka oo kadoodaya mooshin ka dhan ah xukuumada
  • Ciyaar dhexmartay Agoomaha magaalad Ceerigaabo(Sawiro)
  • Somaliya oo noqotay Bariga dhexe Shinaha iyo India oo ka hadlay
  • AMISOM oo sheegtay iney guri guri u baadhidoonto Muqdisho
  • Bannaanbax  lagu tageerayo D.F. ooka dhacay Muqdisho(Sawiro)
  • Duufaan cagta marisay magaalada Oklahoma ee Maraykanka(Sawiro)
  • Wasiirka A. Dibada Somaliya oo dib ugu noqotay Muqdisho(Sawiro)
  • Dawlada F. oo ka jawaabtay xayiraadii Berbera&Hargeysa
  • Maalinta nadaafada oo laga xusay dunida dacaladeeda(Sawiro)

Madaxweynayaasha IGAD oo Addis-Ababa kushiraya maanta

Addis-ababa:-(RT)Madaxweynayaasha dalalka Bariga Afrika ee ku bahoobay ururka IGAD ayaa maanta kulan ku yeelanaya magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya, kaasoo ay kaga hadli doonaan arrinta ka taagan gobollada Jubbooyinka. Kulankan ayay madaxweynayaashu ku dhageysan doonaan warbixin ay soo saareen guddi farsamo oo ay IGAD horraantii bishan u saartay inay arrinta Kismaayo baaritaan ku…

Xuska Mowliidka oo lagu qabtay Oslo, Norway (Sawiro+Video)

Oslo:-(RT)Caasimadda dalka Norway ee Oslo ayaa waxaa habeenkii xalay ahaa ka dhacay xuska mowliidka ee dhalashada nabigeenna Muxammed (NNKH). Xafladdan xuska ayaa waxaa kasoo qeyb galay culumo badan oo ka kala timid wadamada Swedan, Ingriiska iyo gudaha waddanka Norway,Waxaa lagu qabtay xuska masjika weyn ee ku yaal bartamaha xaafadda Grønland. Boqolaal dadweyne ah ayaa la…

Xuska Mowliidka oo lagu qabtay Oslo, Norway (Sawiro+Video)

Hambalyo Mehe C/qani Muuse C/laahi&Samsam Xasan Diiriye Oo Meher Kodu Ka Dhacay Magaalada Ceerigabo

1 saleeban c/qaadir jaamac 2 Maxamed xuseen geeldon 3 axmed maxamed siciid 4 faysal c/kariim xirsi shalmad 5 cabdi axmed cige 6 jaamac xuseen saalax 7 c/xaafid siciid bare 8 c/risaaq siciid ali xasan 9 yuusuf abdi xasan cadde 10 xuseen abdi xuseen Dhamaan dhalinyaradasi  waxay dhanbaal hambalyo ah u dirayaan Meherka c/qani muuse c/laahi…

Hambalyo Mehe C/qani Muuse C/laahi&Samsam Xasan Diiriye Oo Meher Kodu Ka Dhacay  Magaalada Ceerigabo

Tacsi loodirayo qoyska Marxuum C/llaahi Sugulle

WAXAA DHAMAAN TCSIDAN DIRAYA DADKA KALE AH 1 XAMDI MAXAMED CAARSHE  ODAYGEEDA IYO CARUURTEEDA 2 CAYNAB IIDLE MAX/ED XAASKII IYO CARUURTIISA 3 SHARMAAKE MAX/UD XAASHXASH XAASKIISA IYO  CARUURTIISA Waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Eheldii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday maantaAleha u naxaristee C/LAAHI X.SUGULE CABDI oo maaanta ku geeriyoday dalka ingiriiska. waxana ay…

Tacsi loodirayo qoyska Marxuum C/llaahi Sugulle

si fican uguula soco taariikhda islaamka qaybtisi kowad

Silsiladda Taariikhda Islaamka Qaybta 1aad Manhaj-kayga xagga qoraalka. Xuruufta. Taarikh-daan oo aan kasoo qaadan doonno masaadirta Islamiga ah oo carabi ku qoran waxaa jira xarfo badan oo afka Carabi-ga ku jira oo aan laga helayn xarfaha Soomaali-ga ah wax waafaqsan sida ay u dhawaaqayaan carabi ahaan, sidaa darteed waxaan isticmaali doonaa xuruuftaan soo socota booskii…