Allahu Akbar kabiirah.

Mp3!
Wararka

Madaxweynaha Khaatumo iyo Waftigisa oo beri ku aadan Nairobi

Madaxweynaha Khaatumo iyo Waftigisa oo beri ku aadan Nairobi

Taleex:-(RT)Wararka naga soo gaadhaya magaalada Taleex ee caasimada maamulka Khaatumo ayaa sheegaya in maalinta beri…

Caaqil Siciid Cashuur oo mar labaad lagu xidhay Laasacaanood

Caaqil Siciid Cashuur oo mar labaad lagu xidhay Laasacaanood

Laascaanood:-(RT)Wararka aanu ka helayno magaalada Laascaanood ee xarunta goblka Sool ayaa sheegaya in Maanta mar…

R/Wasaaraha ayaa furay shirka mideynta manahijta dalka(Sawiro)

R/Wasaaraha ayaa furay shirka mideynta manahijta dalka(Sawiro)

Muqdisho:-(RT)Raiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta magaalada…

Madaxweyne Xassan oo Muqdisho maanta ku soo gurya noqday

Madaxweyne Xassan oo Muqdisho maanta ku soo gurya noqday

Muqdisho:-(RT)Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa  kusoo laabtay magaalada Muqdisho ee xarunta wadanka…

Siyaasadey xaal qaado,bal ninkan daawada wuxuu ku hadlayo(Video)

Siyaasadey xaal qaado,bal ninkan daawada wuxuu ku hadlayo(Video)

London:-(RT)Nin Siyaasi ah oo sheegay inuu kasoo jeedo Beesha Hawiye kana yahay Habar Gidir, ayaa…

Madaxweyne Xasan oo kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha UK

Madaxweyne Xasan oo kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha UK

London:-(RT)Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta la kulmay Ra’iisul Wasaraaha Ingiriiska David Cameroon, kulankani…

R/Wasaare. Saacid oo la kulmay R/W. hore ee Norway(Sawiro)

R/Wasaare. Saacid oo la kulmay R/W. hore ee  Norway(Sawiro)

Muqdisho:-(RT)Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta qaabilay Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka…

Wiil dhalinyaro ah oo Somali ah oo dabaq iska soo tuurey Italy(Video)

Wiil dhalinyaro ah oo Somali ah oo dabaq iska soo tuurey Italy(Video)

Rome:-(RT)Wiil Soomaali ah oo ku noolaa dalka Talyaaniga ayaa waxaa la sheegay inuu is dilay…

Nin Somali ah oo 3qof ku diley magalada St. Louis(Video+Sawiro)

Nin Somali ah oo 3qof ku diley  magalada St. Louis(Video+Sawiro)

St. Louis  RT)Muran ka dhashey xarun caafimaad oo ku taala St. Louis ayaa sababtey dhimashada…

Maamulka Siilaanyo oo shaaciyay inaanay la shaqaynayn UNSOM

Maamulka Siilaanyo oo shaaciyay inaanay la shaqaynayn UNSOM

Hargeysa:-(RT)Kulan ay caawa  ku wada yeesheen safiirka Qaramada Midoobay u soo magacawday xafiiskeeda siayaasadda Somaliya…

Golaha Wasiirada oo Ansixiyey Sharciga Hawada dalka(Sawiro)

Golaha Wasiirada oo Ansixiyey Sharciga Hawada dalka(Sawiro)

Muqdisho:-(RT)Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii joogtada ahaa, waxaana shir…

Madaxweynaha Somaliya oo lagu casuumay Shirka wadamada G8

Madaxweynaha Somaliya oo lagu casuumay  Shirka wadamada G8

London:-(RT)Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud oo martiqaad rasmi ah ka helay Ra’iisul Wasaaraha UK…

Shir lagaga hadlayay Somaliya oo ka dhacay Uganda(Sawiro)

Shir lagaga hadlayay Somaliya oo ka dhacay Uganda(Sawiro)

Kampala:-(RT)Shirkan ayaa waxaa diiradda lagu saarayay dowlad-wanaaga, arrimaha xuquuqda haweenka iyo sidii dhidibada loogu aasi…

6 qof oo ku dhimatay Gaadhi lagu Rasaaseeyay Mandheera

6 qof oo ku dhimatay Gaadhi lagu Rasaaseeyay Mandheera

Gaarissa:-(RT)Taliyaha booliska ee magaalada Mandheera Joseph Tenai ayaa wakaaladda wararka ee AFP u sheegay in…

Madaxweyne Xassan oo maanta lakulmay waftti18-Safiir ah(Sawiro)

Madaxweyne Xassan oo maanta lakulmay waftti18-Safiir ah(Sawiro)

Muqdisho:-(RT)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somalia Md. Xassan Sheikh Maxamuud ayaa waxa uu maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay…

Xamar,Askar ka tirsan AMISOM oo Jujuubay taliyaha Ciidanka Boliska

Xamar,Askar ka tirsan AMISOM oo Jujuubay taliyaha Ciidanka Boliska

Muqdisho:-(RT)Waxaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho arrin dadku aad ula yaabeen, kadib markii Taliyaha ciidanka…

Xildhibaanada Baarlamanka oo la horkeenay Sharciga Aargagixisada

Xildhibaanada Baarlamanka oo la horkeenay Sharciga Aargagixisada

Muqdisho:-(RT)Kulan ay maanta magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ku yeesheen mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya oo uu…

Booliska Kenya oo toogtey nin ay uga shakiyeen argagixiso

Booliska Kenya oo toogtey nin ay uga shakiyeen argagixiso

Muqdisho:-(RT)Ciidamada Booliiska dalka Kenya ayaa toogasho ku dilay nin ay ku eedeeyeen in uu gacan…

Ciidamo ka hortagga rabshadaha oo dhoolatus sameeyay(Sawiro)

Ciidamo ka hortagga rabshadaha oo dhoolatus sameeyay(Sawiro)

Muqdisho:-(RT)Ciidamo Boolis ah oo loogu tala galay ka hortaga rabshadaha iyo qaraxyada ayaa maanta lagu…

Dawlada Somaliya oo Sagootiday Danjire Augustine Mahiga(Sawiro)

Dawlada Somaliya oo Sagootiday Danjire Augustine Mahiga(Sawiro)

Muqdisho:-(RT)Dowladda Soomaaliya ayaa maanta xaflad sagootin ah ugu sameysay madaxtooyada Soomaaliya, danjirihii hore ee Qaramada…

Who's Online

  • 0 Members.
  • 7 Guests.

Wararka

  • Madaxweynaha Khaatumo iyo Waftigisa oo beri ku aadan Nairobi
  • Caaqil Siciid Cashuur oo mar labaad lagu xidhay Laasacaanood
  • R/Wasaaraha ayaa furay shirka mideynta manahijta dalka(Sawiro)
  • Madaxweyne Xassan oo Muqdisho maanta ku soo gurya noqday
  • Siyaasadey xaal qaado,bal ninkan daawada wuxuu ku hadlayo(Video)
  • Madaxweyne Xasan oo kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha UK
  • R/Wasaare. Saacid oo la kulmay R/W. hore ee  Norway(Sawiro)
  • Wiil dhalinyaro ah oo Somali ah oo dabaq iska soo tuurey Italy(Video)
  • Nin Somali ah oo 3qof ku diley  magalada St. Louis(Video+Sawiro)
  • Maamulka Siilaanyo oo shaaciyay inaanay la shaqaynayn UNSOM
  • Golaha Wasiirada oo Ansixiyey Sharciga Hawada dalka(Sawiro)
  • Madaxweynaha Somaliya oo lagu casuumay  Shirka wadamada G8
  • Shir lagaga hadlayay Somaliya oo ka dhacay Uganda(Sawiro)
  • 6 qof oo ku dhimatay Gaadhi lagu Rasaaseeyay Mandheera
  • Madaxweyne Xassan oo maanta lakulmay waftti18-Safiir ah(Sawiro)
  • Xamar,Askar ka tirsan AMISOM oo Jujuubay taliyaha Ciidanka Boliska
  • Xildhibaanada Baarlamanka oo la horkeenay Sharciga Aargagixisada
  • Booliska Kenya oo toogtey nin ay uga shakiyeen argagixiso
  • Ciidamo ka hortagga rabshadaha oo dhoolatus sameeyay(Sawiro)
  • Dawlada Somaliya oo Sagootiday Danjire Augustine Mahiga(Sawiro)

Madaxweynaha Khaatumo iyo Waftigisa oo beri ku aadan Nairobi

Taleex:-(RT)Wararka naga soo gaadhaya magaalada Taleex ee caasimada maamulka Khaatumo ayaa sheegaya in maalinta beri ah(Arbaco)ay Nairobiku soo aadanyihiin wafti ka kooban madaxweynaha Khaatumo State iyo laba wasiir oo kala ah wasiirka xidhiidhka caalamiga ah Pro.Xuseen Saleebaan iyo wasiirka madaxtooyada Mudane Mukhtaar Ibraahib Xabashi. Safarka waftigani uu ugu ambabaxay wadamada debeda ah ayaa ah safar…

Madaxweynaha Khaatumo iyo Waftigisa oo beri ku aadan Nairobi

Xuska Mowliidka oo lagu qabtay Oslo, Norway (Sawiro+Video)

Oslo:-(RT)Caasimadda dalka Norway ee Oslo ayaa waxaa habeenkii xalay ahaa ka dhacay xuska mowliidka ee dhalashada nabigeenna Muxammed (NNKH). Xafladdan xuska ayaa waxaa kasoo qeyb galay culumo badan oo ka kala timid wadamada Swedan, Ingriiska iyo gudaha waddanka Norway,Waxaa lagu qabtay xuska masjika weyn ee ku yaal bartamaha xaafadda Grønland. Boqolaal dadweyne ah ayaa la…

Xuska Mowliidka oo lagu qabtay Oslo, Norway (Sawiro+Video)

Hambalyo Mehe C/qani Muuse C/laahi&Samsam Xasan Diiriye Oo Meher Kodu Ka Dhacay Magaalada Ceerigabo

1 saleeban c/qaadir jaamac 2 Maxamed xuseen geeldon 3 axmed maxamed siciid 4 faysal c/kariim xirsi shalmad 5 cabdi axmed cige 6 jaamac xuseen saalax 7 c/xaafid siciid bare 8 c/risaaq siciid ali xasan 9 yuusuf abdi xasan cadde 10 xuseen abdi xuseen Dhamaan dhalinyaradasi  waxay dhanbaal hambalyo ah u dirayaan Meherka c/qani muuse c/laahi…

Hambalyo Mehe C/qani Muuse C/laahi&Samsam Xasan Diiriye Oo Meher Kodu Ka Dhacay  Magaalada Ceerigabo

Tacsi ku socota qoyska marxuum Cawil Cabdi Hiira

Kuwait:-(RT)Innaa Lilaahi wa Innaa Ileyhi Raajicuun,Iyadoo ka murugaysan geerida naxdinta leh ee ku timid Dr. Cawil Cabdi Hiirad waxa Jaaliyadda dalka Kuwait ee ka soo jeeda Maamul Goboleedka Khaatumo tacsi u diraysaa dhammaan eheladii iyo qaraabadii iyo asxaabtii marxuumka. Waxa sidoo kale Jaaliyaddu tacsi u diraysaa dhammaan dadweynaha gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn ee Maamulka Khaatumo waxayna marxuumka Ilaahay…

Tacsi ku socota qoyska marxuum Cawil Cabdi Hiira

Gabay lamagacbaxay “Cashiirada Xun” by Abwaan “Darwiish”

Seattle:-(RT)Waxaan ku bilaabayaa magaca Allaah ee naxariis guud iyo Mid gaaraba naxariista, nabadgelyo iyo naxariisini ha ahaato dushiisa Nebiyunaa Maxamed Ibn Cabdullaah (SCW).Waxaan dhowaan akhriyey gabay uu soo geliyey wiil aad iyo aad u qiimo badan oo xaqaa’iq badan ka hadlay, balse markuu dersey dadka uu la hadlaayo ayuu inta bogaan akhrisata sidii cabatin ugu soo…

Gabay lamagacbaxay “Cashiirada Xun” by Abwaan “Darwiish”