Minneapolis:-(RT)Two Rochester women convicted of sending money to an Islamist terrorist group in Somalia were sentenced to 20- and 10-year prison terms Thursday in U.S. District Court. Attorneys representing the women had requested much shorter sentences and say they are disappointed by the decisions of U.S. District Judge Michael Davis. Some members of the Somali [...]
LEWISTON:-(RT)Zam Zam Mohamud, described as popular and well-regarded in the community by a Bates College professor, is the city’s first Somali to serve on the Lewiston School Committee. Her appointment is a turning point for Lewiston, “when our city representatives begin to reflect our shifting demographics,” said Elizabeth Eames, an associate professor of anthropology at [...]
Continue reading …Taleex:-(RT)Xafiiska Madaxwaynaha Dawlad Goboleedka Khaatumo State ayaa waxaa ka soo baxay wareegto lagu Magacaabay Tilayaha Ciidamada Xoogaga Khaatumo State iyo laba Abaan Duule. Maadaxwayne oo isagu hada talada maamulka khatumo state hada gacanta ku haya ayaa isagu wada sidii maamulkaas la iskugu dubaridi lahaa. waxaana socoda wadatashi xoogan oo dhinac kasta ah. Dhinac kale raga [...]
Continue reading …Muqdisho:-(RT)Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana shirkan guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”. Golaha ayaa maanta ansixiyay Hindise Sharciyeedyo gaaraya 8 una gudbiyay Baarlamaanka, waxayna kala yihiin Hindise sharciyeeda: 1. Guddiga Dib-u-eegida iyo Hirgelinta Dastuurka. 2. Xafiiska Gardoonka iyo Illaaliyaha Dadweynaha. 3. Dhismaha [...]
Continue reading …Muqdisho:-(RT)Fadhigii Baarlamaanka ee maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa waxaa Xildhibaanada loogu qeybiyay mooshinka ka dhanka ah xukuumadda, kaasoo ay soo gudbiyeen Xildhibaanada qaar. Kulankii maanta ayaa waxaa shir guddoonimanayay gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha Baarlamaanka Mahad Cabdalla Cawad waxaana looga hadlay ajandeyaasha kala ah, ka mid noqoshada Baarlamaannada Caalamka oo xildhibaanada ay ansixiyeen, [...]
Continue reading …Kismayo:-(RT)A warlord in southern Somalia’s Jubaland has declared himself “president” of the region, clan leaders said Thursday, shortly after the election of another militia commander to the post. With tensions already high, the move raised the risk of clashes between rival factions in the southern port city of Kismayo, a former stronghold of the Al-Qaeda-linked [...]
Continue reading …Muqdisho:-(RT)Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Raysal wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa lagu muujiyey sida xukuumadu ay xilligan uga soo horjeedo dhistaanka maamul loo sameeyo Jubooyinka iyo Gedo. Warsaxafadeedkan ka soo baxay xukuumadda Somaaliya ayaa qornaa sidatan: Ayadoo Ia llaalinayo dastuurka dalka ee qeexaya qaab-dhismeedka dawlad-goboleedyada dalka ee nidaamka federaaliga ah. Lana dhawrayo geedi socodka [...]
Continue reading …London:-(RT)After an absence of more than 30 years, Abdirizak Omar Mohamed has returned to Somalia, the country of his birth. Last year he gave up his job as a civil servant in the housing sector in Canada to take up a position as one of only 10 ministers in Mogadishu’s new, slimline cabinet. As minister for [...]
Continue reading …Minneapolis:-(RT)Galabnimadii Danbe ee maanta oo ahayd Isniin ayaa waxaa Maxkamad Minneapolis ku taala ay 20 Sano ku xukuntay Mohamud Said Omar oo 47 , halka ay Kamaal 10 Sano ku xukuntay. Ragan la xukumay ayaa lagu eedeeyay in ay ka danbeeyeen dhalinyaro Reer Minesota ah oo u baxsaday Somalia si ay uga barbar dagaalamaan Kooxda Al-Shabaab. sido kale waxaa la [...]
Continue reading …Minneapolis:-(RT)A former foot solider for the terrorist group al-Shabab has been sentenced to 10 years in prison. Twenty-eight-year-old Kamal Said Hassan was given less than the maximum sentence of 38 years in federal court Monday. The judge cited Hassan’s cooperation with investigators. After his prison sentence, Hassan will be on supervised release for 20 years. [...]
Continue reading …