Home » Entries posted by Diini
Entries posted by Diini
Gacan ku Dhiiglihii Loo diray  Dilalkii Silsilada ahaa Ee Ka Dhacayay Laascaanood Oo Ciidamada Maamulka Siilaanyo U Qaateen Hargeisa.

Gacan ku Dhiiglihii Loo diray Dilalkii Silsilada ahaa Ee Ka Dhacayay Laascaanood Oo Ciidamada Maamulka Siilaanyo U Qaateen Hargeisa.

RealTaleex .com-Gacan Ku dhiiglihii Loo Qabtay Dilalkii badnaa ee ka dhacay magaalada laascaanood  ayaa ciidamada maamulka Somalidiidka Ee Hargeysa kala baxeen jeelka laascaanood una kaxaysteen magaalada hargeisa.Gacan ku dhiiglahan oo qirtay inuu gaystay dilal dhowr ah oo loo gaystay dad shacab ah ayna ka mid ahaayeen Nuune ismaaciil iyo weriye Axmed Saakin ayaa ciidamadani kaxaysteen.Arin [...]

Waa Kuma Qusulka Cusub  Safaarada Soomaaliya ee Kanya Loo Soo Magacaabay.

Nairobi(RT) Dowladda Soomaaliya ayaa waxay Qunsul cusub u soo magacoowday dalka Kenya. Xildhibaan Siyaad Maxamuud Shire oo ka soo jeeda Khaatumo State Of Somalia ayaa waxaa loo magacaabay Qunsulka Soomaaliya ee dalka Kenya. Siyaad Maxamuud Shire oo ka mid ahaa Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa wuxuu iska casilay Xildhibaanimadiisa, kadib markii loo magacaabay Qunsulka Soomaaliya ee [...]

Continue reading …
Warar Dheeraad ah oo Ka Soo Baxaya Kulanka Madaxwaynayaasha Soomaaliya iyo Kenya.

Nairobi(RT) Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Nairobi labada madaxweyne ee Kenya iyo Soomaaliya. Iyadoo weli aan war-murtiyeedkii saxda ahaa lasoo saarin ayaa hadana waxaa kasoo baxaya warar horu dhac ah ayaa sheegaya in waxyaabaha ilaa hada laga wada hadlay ay ka mid yihiin codsi loo jeedinayo golaha amaanka [...]

Continue reading …
“Raila Odinga” Waxaa La Joogaa Waqtigii Soomaalida Din Loogu Celinlahaa Dalkooda.

Nairobi(RT) R/wasaaraha dalka Kenya, Raila Odinga ayaa sheegay in Soomaalida ku nool magaalada Nairobi dib loogu soo celin doono dalkeenna Hooyo,kadib amaan daradii Nairobi hadheysay waayahaan. Raila Odinga ayaa u sababeeyay dib u soo celintaan guuldarada Shabaab kasoo wajahday dagaalada Soomaaliya isaga oo ku nuux nuuxsaday in inta badan ay xor yihiin gobolada dalka oo lagu [...]

Continue reading …
Ururka Dhalinyarada Ee (KHAYDO) oo Tacsi u diraya  Ehaladii Marxuum Abdirahman Ismail Suleiman NUUNE oo habeenimadii xalay lagu diley magaalada laascaanood.

Realtaleex.com-Dhamaan ururka dhalinyarada ee Khatumo Youth Development Organization  waxay tacsi U Dirayaan Eheladii  & Qaraabadii  Uu Ka geeriyooday Alle ha u naxariistee Abdirahman mohamed Ismail (Nuune) Oo Xalay Gacan Ka xaq Daran Ku dishay magaalada laascaanood. Ahmed Mohamed Xirsi                             (Food) C/fatah Ali Yusuf                                         (Hanad) Kaltuun Suleiman jama                            (kaltun Ladan) Sabaad [...]

Continue reading …
Deg Deg: Xildhibaanka Deegaanka Kaamakunji iyo Qaar kamid Ilaaladiisa oo ku dhaawacmay qarax Caawa kadhacay Xaafada islii

Wararka  naga soogaadhaya xaafada islii ee magfaalada Nairobi  ayaa sheegaya in la dhaawacay Xildhibaan Yuusuf Xasan oo ahaa mudanihii barlamaanka Kenya uqaabilsanaa deegaanka Kaamakunji. Qaraxan oo la rumaysan yahay in loola jeeday in xildhibaanka lagu qaarajiyo ayaa waxaa uu ka dhacay banaanka Masaajidka Weyn ee Al-hidaya, oo masaajidka kula dukadatay Salaadii cishe dadka rayidka ah. [...]

Continue reading …
Barnaamij,Garoonka Taleex, Qudbadihii, dareenka shacabka & Suugaan Yaableh (Top Video)

Taleex(RT)Iyadoo Dhawaan Ay gaadheen maagalada Taariikhiga ah ee Taleex Wufuud culus oo ka socotay Maamulka Khaatumo State, Kana Digeen Markii Ugu Horaysay Garoonka diyaaradaha ee Maagalaada Taleex ( Sayid Maxamed Cabdule Xasan International Airport) Ayaa waxaanu halkan ugu soo gudbninaynaa Dhamaan Umada Soomaaliyeed ee jecel horumarka dalkooda Barnaamij Dhinacyo badan oo dhaxal gal Ah.. Barnmaajikan Ayaanu ku [...]

Continue reading …
DHAGAYSO:-Ra’isul Wasaare Dr Saacid Faarax Maxaa Uu kadhahay Dagaalada Khaatumo iyo Maleeshiyaadka Somaliland.

Muqdisho(RT) Ra’isul Wasaraaha dowlada Soomaaliya Dr Saacid Faarax Garaad ayaa si kulul kaga hadlay Dagaladii Dhawaan ku dhexmaray Degmada Xudun Ciidamada maamulka Khaatumo iyo Maleeshiyaadka SNM ee deegaanada maamulka khaatumo Weerarka Qaawan kusooqday. Ra’isul Wasaaraha ayaa maamulka Beesha isaaq ugu Baaqay inay Joojiyaan Weerarka Gardarada Ah ee ku hayaan Dadka iyo Dalka maamulka Khaatumo,Waxaana Uu intaasi [...]

Continue reading …
Deg Deg Qarax Xoogan oo Ruxay xaafada Islii ee Magaalada Nairobi.

Nairobi(RT) Waxaa hada qarax xoogan ka dhacay magaalada nairobi gaaar ahaan xaafada soomaalidu degto ee islii jidka loo yaqaan section-3 ama qaybta sadexaad. Ilaa hada waxaa la xaqiijiyaa in dad aan tiradooda la cayimin ay ku dhinteen halka daaraasiin kale ku dhaawacmeen, goobta qaraxu ka dhacay ayaa ah meel ku dhow garaan ciimada cirka dalka kenya [...]

Continue reading …
Daawo-Video Sida ay Usoo Caga Dhigatay Diyaraadii Siday Weftiga Khaatumo ee Shalay Taleex Soo Gaadhay.

Taleex (RT) Hoos ka daawo sida ay ay usoo cagadhigatay diyaaradii waday wafuuda khaatumo iyo taleex laguu soo dhaweeyey.       RealTaleex News Desk

Continue reading …
Page 1 of 31123Next ›Last »