Nairobi{RT}Hogaamiyeyaasha Siyaasada Soomaaliya ee ku shiraya Magaalada Nairobi ayaa wali ku kala aragti duwan qodobada la xidhiidha barnaamijka geedi socodka nabada, iyadoo maalintii labaad ay socdaan kulamo gaar gaar ah oo ay ku lug leeyihiin Beesha Caalamka oo soconaya. Inkastoo aan saaka kulan toos ah oo dhex maray saxiixayaasha aanu jirin, hadana waxaa soconayay kulamo [...]
Continue reading …Dagaalyahanno katirsan xoogagga Al-shabaab ayaa xalay 3:30 aroornimo waxa ay weerar isugu jira madaafiic iyo hub fudfudud ku qaadeen degmada Beledxaawo ee g/geddo oo ay gacanta ku hayaan ciidamada dowladda KMG ee Soomaaliya. Weeraradan oo ahaa kuwo culus ayay dagaalyahannada Al-shabaab waxa ay ku qaadeen saldhiga degmada Beledxaawo iyo guri uu daganaa mid kamid ah [...]
Continue reading …Nairobi{RT}Ra’iisul Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa ka warbxiyey shirka balaadhan ee ka socda magalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya,waxana uu sharaxad ka bixiyey waxyabaha kulankii shalay ka qabsoomay. Dr. Cabdiweli Gaas ayaa sheegay in ujeeddada ugu weyn ee shirka ay tahay dabagal lagu sameeyo qodobbadii ka soo baxay shirkii Addis Ababa ee ugu [...]
Continue reading …Nairobi{RT}Waxaa goor dhoweyd soo gaba gaboobay shir hogaamiyeyaasha siyaasada ee Soomaaliya ku lahaayeen magaalada Nairobi ee dalka Kenya, iyadoo kulamadii maanta oo idil ay ahaayeen kuwo dhinacyada ay isku mari waayeen qodobo la xxidhiidh Road Map-ka. Sida ay sheegayaan warar aanu caawa heleyno, arrinta ugu badan ee la isku haayo ayaa waxaa ka mid ah [...]
Continue reading …Laascaanood{RT}Ciidamada Booliska Ee mleeshiyaadka SNM laascaanood ayaa maanta xabsiga utaxabay In kabadan 10 baabuur oo ah ku basaska oo ka dhex shaqayn jiray Gudaha magalada,Gadiidka ay xidhxidheen booliska ayaan maleeshiyaadka SNM sababta Loo xidhxidhay . Mid kamid Ah dadka Laga xidhay baabuurtaa ayaa warbaahinta Uwaramay Isagoo sheegay in sharcido ay kuxidhan yihin Gadiidkaas. Tacadiga lagu [...]
Continue reading …Nairobi{RT}Waxaa goor dhoweyd xarunta qaramada midoebay ee girigiri magaalada Nairobi ka furmay shirka ay leeyihiin lixda saxiixayaasha Barnaamijka Tubta nabada Soomaaliya, iyadoo kulankan uu yahay mid albaabada u xidhanyihiin. Sida ay sheegayaan wararka kulanka ayaa waxaa ka qeyb galaya Xafiiska siyaasada Qaramada Midoobey ee UNPOS, waxaana jira go’aano dhex yaala saxiixayaasha oo ku aadan arrimaha [...]
Continue reading …Muqdisho{RT}Dagaalo culus ayaa waxay iminka ka soconayaan Deegaanka Calaamadaha oo ka mid ah Deegaanada loo-barakacay, waxayna dagaaladu yihiin kuwo ay barbar socdaan madaafiic xoogan oo ay ridayaan Ciidamadda Dowladda Burundi ka socda, balse qeybta ka ah Ciidamadda Midowga Afrika ee Amisom. Ciidamadda Xarakada Al Shabaab ayaa waxay weeraro qorsheysan ay ku soo qaadeen Ciidamadda Dowladda [...]
Continue reading …Nairobi{RT}Hay’adda Qraamad Midowbay u qaabilsan qaxootiga UNHCR ayaa sheegtay in ku dhawaad 1.35 million oo qof inay ku barakaceyn Soomaaliya, laakiin tiradaas waa mid qiyaas ah waayo tira dhab ah lama hayo. Isagoo saxaafadda kula hadlayay Nairobi, madaxa QM u qaabilsan qoxootiga Soomaaliya , Bruno Geddo, ayaa waxa uu sheegay in hey’adda UNHCR ay sameyn [...]
Continue reading …Muqdisho{RT}Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali, ayaa maanta booqday goobta uu shirka ugu soconayo Odoyaasha dhaqanka Soomaaliyeed ee Magaalada Muqdisho. C/weli Maxamed Cali ayaa Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed u sheegay in howlo muhiim ah laga sugayo waqtigana uu yahay mid gabaabsi ah maadaama labo bilood ka hadhtay islamarkaana waqtiga kala guurka, waxa uuna xusay in [...]
Continue reading …Beledwayne{RT}Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Hiiraan ayaa maanta magaalada Beledweyne ku qabtay baroordiiq loo dhigay sanad-guuradii sadaxaad ee kasoo wareegatay weerarkii Ismiidaaminta ahaa ee 18, June, sanadkii 2009 ka dhacay magaalada Beledweyne oo ay ku hoobteen dad ka badan 70ruux. Munaasabada oo ka dhacay hoteelka Madiina oo ah halkii ka dhacay weerarka Ismiidaaminta ah ayaa waxaa ka [...]
Continue reading …