Hargeysa:-(RT)Sida ay sheegayaan warar rasmi ah oo ka soo baxaya aqalka looga arimiyo maamulka lamagacbaxay Somalinad ayaa tibaaxaya in Isniintii la soo dhaafay(Nov.5.2012)Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Siilaanyo si toos ah markii labaad ay khadka telefoonka ugu wada xidhiidheen. Sida ay noo sheegeen xog ogaal ku dhow dhow Siilaanyo waxaa dalbashada wada-hadalkani lahaa Madaxweyne Xasan Sheekh [...]
Kismanyo:-(RT)Wararka iminka naga soo gaadhaya Gobalka Jubada hoose ee koonfurta Soomaaliya ayaa waxaa ay sheegayaan in xarakada Shabaab ay Gabadh soomaaliyeed oo aad u da’yer ay ku dileen Dhagax kadib markii ay eedeeyeen. Gabadhan dhagaxa ay ku dileen kooxda Shabaab ee Soomaaliya ayaa waxaa lagu eedayay iney sineysatey taas oo sababtey sida la sheegay shabaab [...]
Continue reading …Hargeysa:-(RT)Waxaa magaalada hargeysa ee xarunta gobolka Woqooyi-galbeed lagu hadal hayaa maxaabiis laga siidaynayo xabsiga Mandheera,wararka aan ka helayno xubno ku dhow dhow Siilaanyo ayaa noo xaqiijiyay in maxaabiistan oo tiradooda lagu sheegay 68maxbuus ooda laga soo qaadidoono caawa. Wararka ayaa waxay intaasi ku darayaan soodaynta maxaabiistatani inay ka dambaysay dacwado isdaba joog ah oo ay [...]
Continue reading …Hargeysa:-(RT)Siyasiga Cali Maxamed Waran-Cadde ayaa ka dayriyey Qoraallo uu sheegay inuu Madaxwaynaha dawladda ku meel gaadhka ah ee Somaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed u kala diray Caalamka, kuwaas oo uu sheegay inuu shirqool ugu maleegayo Somaliland. Mr. Waran Cadde oo Caawa soo saaray War-murtiyeed uu uu kaga hadlayo arintan, ayaa waxa kale oo uu sheegay [...]
Continue reading …Hargeysa:-(RT)Maamulka jaahwareesan ee Siilaanyo oo ay ku dhaceen dhirbaaxooyin Dulamaasiyadeed oo culays ku saaray sii daynta Boqor Buurmadow ayaa xalay saq-dii Dhexe garawsatay inay sii dayso Boqorka iyadoon wax maxlamad ah la horgeyn, waxaanu saaka ku sugan yahay gurigiisa Hargeysa. Boqor Cismaan Aw Maxamud Buurmadow oo aan helin Fursad uu dadka kula hadlo saxaafadda ayaa [...]
Continue reading …Istanbul:-(RT)Madaxa Ganacsiga iyo Warshadaha ee Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Turkiga ayaa waxaa uu kulan xasaasi ah la qaatay Madax ka socta Ruugta Warshadaha ee Turkiga oo uu horkacayay Madaxa Rugta Warshadaha Mr. Nurettin Özdebir ayadoo uu ku wehilnayay kulanka Madaxa Cilmi Baarista iyo Xiriirka Caalamiga ee Ruugta Warshadaha Mr. Suat BALABAN. Kulankani ayaa waxaa uu [...]
Continue reading …Denmark:-(RT)Maalmuhu iyo bilooyinkuba waxay soo laablaabtaan-ba waxaa na soo martiyay bishii kheyrka badneyd ee Ramadaan. Waa hubaal inuu yahay marti culus oo aad u qiimo badan. Waa munaasabad cibaadeed oo aad u weyn, oo uu Eebbe (sw) ku dhaafo denbiyada addoomada ay galaan, isla mar ahaantaana uu dhexdeeda ku kordhiyo abaalmarka iyo xasanaadka qofkii isaga [...]
Continue reading …Istanbul:-(RT)Maanta oo ay taariikhdu tahay 26-ka June waxay ku beeggan tahay maalintii ay xorriyada qaateen gobollada waqooyi ee dalka Soomaaliya, waxaana markii ugu horreysay calanka Soomaaliyeed laga taagay magaalada Hargeysa. Safiirka Soomaalida Ee Dalka Turkiya Mudane Maxamed Mursal Sheekh ayaa maanta isagoo la hadlayay Saxaafada wuxuu ugu hambalyeeyey Umada soomaaliyeed meel kastoo ay joogaan Safiirka Soomaalida Turkiga [...]
Continue reading …Haygeysa:-(RT)Waxaa Aqalka looga arimiyo maamulka Siilaanyo habeenkii xalay lagu so uruuriyay minan xayn ah oo kamid ah kuwa loo yaqaano Horgalayaal iyo Hoosjoogayaal. Siilaanyo ayaa waxa uu udiray Xaabsade inuu soo ururiyo kuwa meelahaa taag taagnan Ee asal ahaan ka soo jeeda deegaanada Khaatumo State Xaabsade ayaa waxa uu soo ururiyay intii ay khiyaaliga kuwada [...]
Continue reading …Hargeysa:-(RT)ka mid ah dhalinyarada magaalada Boorama, oo ku xidhnaa sadhiga dhexe ee Boorama, ayaa saaka maxakamada Boorama la keenay, ka dibna loo dhaadhiciyay Xabsiga dhexe ee Boorama. 183 kale oo dhalinyar ah, oo ku qoran liis ay soo diyaariyeen sidoonka beelaha dhexe, ayaa iyagana laga raadinayaa magaalada Boorama iyo nawaaxiideeda si loo xidho. Dhalin yarada [...]
Continue reading …