Oslo:-(RT)Caasimadda dalka Norway ee Oslo ayaa waxaa habeenkii xalay ahaa ka dhacay xuska mowliidka ee dhalashada nabigeenna Muxammed (NNKH). Xafladdan xuska ayaa waxaa kasoo qeyb galay culumo badan oo ka kala timid wadamada Swedan, Ingriiska iyo gudaha waddanka Norway,Waxaa lagu qabtay xuska masjika weyn ee ku yaal bartamaha xaafadda Grønland. Boqolaal dadweyne ah ayaa la [...]
Nairobi:-(RT)Kumaan shacab ah ayaa iskugu soo baxay bartamaha xaafada Islii ee magalada Nairobi,waxaana dadkan oo xirnaa labiska dadka islaamka ah lagu yaqaano socod ku soo mareen dhamaan qaybaha xaafada islii. Culimada Ahlu-suna waljameeca ayaa waxaa ay hogaan u ahaayen xuskani oo sanad walba ay qabtaan waxaana dadka isku soo baxay ay qaadayeen saliga nabiga CSW,socodkooda [...]
Continue reading …Taleex:-(RT)Culumima’udiinka magaalada Taleex ayaa Maanta Shir Ku Qabtay Xarunta maamulka Khaatumo ee Taleex, Culimada ayaa Waxay Kaga Hadleen Weyneyn Ta Xuska Dhalashada Nabigeena Muxamed(NNKH) Kaasi Oo AY Ku Tilmaameen in ay Mihiimtahay isla Markaana ay Banaantahay in la Weyneeyo Xuska Dhalashada Nabiga lagana Wada Qayb Qaato Sidii loo Xusi lahaa Maalintaasi Qiimaha leh ee inagu Soo [...]
Continue reading …Seattle:-(RT)Nebi Muxammad (صل الله عليه وسلم), wuxuu ahaa nebigii ugu dambeeyay nebiyada Alle. Mucjisada la siiyeyna nebi isaga ka horreeyay lama siinin. Nebi Muxammad (صل الله عليه وسلم) waa nebiga loo yaqaan sayidul Ambiyaa, warrusul. Waa sidoo kale nebiga loo yaqaan khaatimul ambiyaa warrusul. Waa nebiga ummada oo dhan ay rajeyn doonaan maalinta Qiyaama, waa [...]
Continue reading …USA:-(RT)Maalinta Caashuura, Nabigeena Suuban Nabadgelyo iyo Naxariisi Korkiisa ha ahaatee, wuxuu inuu jeediyey oo Sunno nooga yeelay inaan Soono maalmo aan ahayn Bisha Radaman. Waxaa maalmahaas ka mid ah Maalinta Cashuura. Hadaba Maalinta Caashuuraa aan ka barano Saxaabigii Waynaa ee Mucaawiyah Binu Abi Sufyaan Ilaahay Raali haka noqdee. Wuxuu Yiri Mucaawiye: Waxaan maqlay Rasuulke Eebe(NNKH) [...]
Continue reading …Seattle:-(RT)“AMIIRKII MUHAAJIRIINTII U QAXDAY XABASHA” Banii Cabdi Manaaf waxaa ka mid ahaa shan nin oo si aad ah ugu ekaa muuqaalka Rasuulka (scw), waxayna shantaas nin ee sida aadka ah ugu ekaa Rasuulka (scw) kala ahaayeen:- Abuu Sufyaan Bin Al-Xaarith Bin Cabdil-Mudhalib oo ay Nebiga (scw) ilmo adeero ahaayeen. Qutham Bin Cabbaas oo isna ay [...]
Continue reading …Makka:-(RT)Malaayiin Muslimiin ah Xujey ah oo ka kala socda Caalamka daafihiisa ayaa maanta u taagan Baanka Carafo, iyadoo inta badan dunida Muslimka laga sooman yahay maalinta sagaalaad ee bisha Dulxaj. Xujeyda Sanadkan ayaa waxaa ku jira Soomaali badan oo ka kala timid gudaha Soomaaliya iyo dalalka kale ay ku nool yihiin, waxaana sanadkan lagu qiyaasay [...]
Continue reading …Seattle:-(RT)10 ka cisho ee bisha Carafo ee ka horeeyay Ciidda iyo muhiimadda ay leedahay ayaa waxaa muxaadaro ka jeediyay shalay sheikh axmed-nuur Macalim Cabdulqaadir,sheikha waxaa uu aad u faahfaahiyay faa’iidooyinka ku jira in la cibaadeysto 10-ka maalmood ee bishan carafo si gooni ah soonka Hadaba Muxaadaradan oo muuqaal ah ayaan isin soo gudbineynaa waxaan allah [...]
Continue reading …USA:-(RT)CabdiraxmaanBinu Cawf(rc) wuxuu ka mid ahaa tobankii qof ee ugu horeeyay ee soo islaama, wuxuu kaloo ka mid ahaa tobankii nin ee Jannada loogu bishaareeyay iyagoo dunida saaran. Wuxuu ka mid ahaa lixdii nin ee loo doortay guddiga Shuurada (talo bixinta) ka dib maalintii doorashada khilaafada Cumar Binu Khaddaab (rc). Wuxuu ka mid ahaa asxaabtii [...]
Continue reading …USA:-(RT)Dhalxata Binu Cubeydillaahi Al-taymiyi wuxuu la socday dad socoto ahaa oo ka mid ah qureysh ganacsatadeeda, waxay ku socdeen gobolka Shaam. Markay soo gaareen magaalada Busraa ee hadda ah gobolka Xawran ee dalka Suuriya, waxay odoyaashii reer qureesheed ee ganacsatada ahaa hal-mar ku qamaameen goobihii gacansiga, si ay u iibsadaan bicsharadii ay wadeen, isla markaasna [...]
Continue reading …