Home » Archives by category » Ciyaaraha
Qormada Ciyaaraha,Qadar oo soo bandhigay Garomada2022(Dawo)

Qormada Ciyaaraha,Qadar oo soo bandhigay Garomada2022(Dawo)

Doha:-(RT)Wadanka Qadar oo ah wadan yar oo katirsan wadamada la isku yidhaahdo Khaliijka ayaa waxa uu isu diyaarinayaa inu marti geliyo ciyaaraha kubadda cagta aduunka ee 2022ka. Hadaba wadanka Qadar oo si aad ah ugu  hawlan inuu qabto cayaarahaasi aduunka ee 2022 ayaa wadda qorshayaal cusub oo uu ku hergalin doono garoomo heer caalami ah [...]

Dalka Nigeria oo qaaday Koobka wadamada qaarada Afrika(Sawiro)

Capetown:-(RT)Ciyaartii Finalka ee Koobaka Wadamada Afrika ayaa waxaa ku guuleystay Kooxda Nigeria oo 1-0 uga badisay kooxda Burkina Faso. Ciyaartan oo ka dhacday Garoonka magaalada Johannesburg ee (Soccer City) ayaa ahayd mid si weyn loo sugayey ahaydna mid xiiso badan. Kooxda Burkina Faso ayaa markii ugu horeysay taariikhda usoo baxday ciyaarta ugu danbeysa ee Finalka iyadoo [...]

Continue reading …
Xulka Nigeria oo 13sano kadib Final u soo baxay(Sawiro)

Durban:-(RT)Xulka Nigeria ayaa markii 7aad u soo baxday Finalka Koobka Qaramada Afrika, kadib markii ciyaartii Sema Finalka ay 4-gool iyo 1-gool ay ku quusiyeen xulka Mali ee wareega 8-da ku soo reebay xulkii marti gelinayay koobkan ee Koofur Afrika. Nigeria ayaa soo bandhigay ciyaar u qalantay inay guul weyn ka gaaraan, markii qeybtii hore ee [...]

Continue reading …
Falanqaynta Ciyaaraha Mourinho Oo Chelsea ku soo wajahan

London:-(RT) Naadiga Chelsea ayaa bilaabay wadahadalo ay la yeelanayaan Jose Mourinho kuwaasi oo la xariira in xagaaga dambe uu dib ugu soo laabto Kooxda Chelsea oo haatan u muuqata mid sii liiceysa . Chelsea ayaa haatan ka sheeganeysa dib u dhac dhanka natiijooyinka ah iyadoo guul daradii ugu dambeysay ay waqtiga geerida kala kulmeen kooxda Newcatsle [...]

Continue reading …
Ciyaaraha Koobka Africa iyo halka la’isla marayo

Capetown:-(RT)Xulka Ivory Coast ayaa sii dhuuqsaday hogaanka group-ka D, marki uu 3-0 uga badiyay xulka Tunisi,Cayaar xiiso lahayd oo labadan xul ku dhex martay garoonka ku badda cagta ee Royal Bafokeng Stadium ee magaalada Rustenburg ayaa waxa ay guusha raacday xulka libaaxyada madow ee Ivory Coast oo 3-0 kaga adkaaday xulka Tunisia,Tunisia ayaana shalay soo [...]

Continue reading …
S.Africa oo ka badisay Angola (Sawiro+Video+Falanqaynta ciyaaraha koobka Afrika)

Capetown:-(RT)Xulka South Afrika ayaa seddex dhibcood ee ugu horeysay ka heshay koobka qaramada Afrika ka dib markii ay 2-0 ku dubteen xulka Angola ciyaar ka tirsaneyd Group B. Xulka martigelinaya koobkaan ayaa ciyaarta ku soo gashay si fiican kana habeysan ciyaartoodii furitaanka ee ay barbaraha kala kulmeen xulka Cape Verde Islands. South Afrika ayaana qeybtii [...]

Continue reading …
Natiijooyinka Ciyaaraha maanta ee Koobka Afrika(Sawiro)

Capretown:-(RT)Xulka Qaranka Zambia oo iyagu hada heysta Koobka horyaalka Wadamada Afrika [African Nations Cup] ayaa maanta ciyaartoodii u horeysay la yeeshay kooxda Qaranka Itoobiya. Ciyaartan oo si weyn loo sugayey ayaa waxay ahayd mid si gaar ah isha loogu hayo kooxda Koobka difaacaneysa ee Zambia oo markii ugu horeysay ciyaar kulul dhexmartay kooxda Itoobiya oo [...]

Continue reading …
Furitaankii Koobka Afrika oo ka bilowday Koonfur Afrika(Sawiro)

Cape town:-(RT)Waxaa maalinimadii shalay ka bilowday dalka Koonfur Afrika koobka Ciyaaraha kubada Cagta ee Wadamada Afrika (African Nations Cup) oo ay sanadkan ku loolamayaan 16 wadan oo Afrikaan ah. Koobkan Afrika ayaa ka furmay dalka Koonfur Afrika iyadoo horey loo qorsheeyey inuu tartankan ka dhaco dalka Liibiya, balse kadib dagaaladii ka dhacay dalkaasi Liibiya ayaa [...]

Continue reading …
Ciyaaryahanka Dunida ugu Fiican oo Caawa la shaaciyay(Sawiro)

Zurich:-(RT)Ciyaaryahan Lionel Messi ayaa ku guuleystay markii afaraad oo isku xigta xiddiga ugu fiican sannadka kubada cagta adduunka ee abaalmarinta FIFA Ballon d’Or ka dib xaflad caawa ka dhacday Zurich. Messi ayaa abaalmarintan ka qaaday xiddiga kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo iyo saaxiibkiisa kooxda Barcelona Andres Iniesta. Lionel Messi ayaa helay codadka ugu badan ee [...]

Continue reading …
Isku aadka Champion ka( Arsenal-Bayern,Milan-Barcelona,R.Madrid-Man United

London:-(RT)Isku aadka wareega 16-ka ee Koobka Horyaalada qaarada Yurub oo ka mid ah Koobabka ugu xiisaha badan caalamka ayaa goor dhow lagu sameeyay magaalada Nyon, iyadoo goroda la isugu geliyay kooxaha ugu caansan qaarada Yurub. Finalka Koobkan ee sanadka 2013 oo lagu qabanayo garoonka Wembeley ayaa isku aadkan uu yahay kii ugu adkaa ee soo [...]

Continue reading …
Page 1 of 212