Seattle:-(RT)Waxaan ku bilaabayaa magaca Allaah ee naxariis guud iyo Mid gaaraba naxariista, nabadgelyo iyo naxariisini ha ahaato dushiisa Nebiyunaa Maxamed Ibn Cabdullaah (SCW).Waxaan dhowaan akhriyey gabay uu soo geliyey wiil aad iyo aad u qiimo badan oo xaqaa’iq badan ka hadlay, balse markuu dersey dadka uu la hadlaayo ayuu inta bogaan akhrisata sidii cabatin ugu soo [...]
Silsiladda Taariikhda Islaamka Qaybta 1aad Manhaj-kayga xagga qoraalka. Xuruufta. Taarikh-daan oo aan kasoo qaadan doonno masaadirta Islamiga ah oo carabi ku qoran waxaa jira xarfo badan oo afka Carabi-ga ku jira oo aan laga helayn xarfaha Soomaali-ga ah wax waafaqsan sida ay u dhawaaqayaan carabi ahaan, sidaa darteed waxaan isticmaali doonaa xuruuftaan soo socota booskii [...]
Continue reading …Seattle:-(RT)Waxaan ku bilaabayaa magaca Allaah ee naxariis guud iyo mid gaaraba naxariista. Nabadgelyo iyo naxariisini korkiisa ha ahaato nebiyunaa Maxamed ibn Cabdullahi (SCW).Gabaygaan gaaban waxaan ka abuuray markuu soo dhamaaday shirkii beesha Jaamac Siyaad ee magaalada dandan lagu qabtey dhowaan ee beeshu arimaheeda iyo tan guud ee dhulbahantaba lagaga hadlaayey , oo ay ka soo [...]
Continue reading …USA:-(RT)Dhaqdhaqaaq kasta oo xorriyad doon ahi ma waayo dad la midab iyo afba ah oo cadowga usoo raaca iskuna daya inay gumaysiga iyo tabihiisa xunba afhayeen u noqdaa. Daraawiishi xilligii ay Ingiriiska la dagaalamaysay waxaa soo baxay rag badan oo Soomaaliyeed oo noocaa ah. Raggaa khilaaf iyaga iyo Sayidka dhexmaray ama mid qabiil ku dhisan [...]
Continue reading …Nairobi:-(RT)Gabaygan u tiriyay abwaanka ayaa waxaa uu dirada ku saaray horgalada u adeega maamulada SNM-Ta Iyo SSDF waxaaan sigooniya uu ug wajahan yahay saleebaan ciise xaglo toosiye iyo cabdisamad cali shiregabaygan ayaa waxaa la yiraahdaa wax matare dhagaysi haboon HALKAN KA DHAGAYSO GABAYGA XAGLO TOOSIYE IYO ABDISAMAD
Continue reading …USA:-(RT)Maansadan waxay so baxday 02/02/2012 waxaan ku sugnaa magaalada muqdisho. dareenka ay ka hadlayso iyo magacyada ku jiraa waxay u badan yihin kuwo khiyaal ah. dhab Ahaantii gabyaaga marka la dhaho sheekadoodu waa sawir uu markaa istusinayo, walaw ay dhacdo marar badan in darendhab ah ii ka gabyo, lkn kuwa nooc ah waa dawaynta bulshada [...]
Continue reading …Seattle:-(RT)Abu-Abdi raxmaan oo ah Abwaan Soomaaliyeed oohad iyo jeer kahadla maalinba arimaha raagan kagana hadla murtidiisa iyo hal abuur ilaahay hibo u siiyay. Ilayn xaydha-shiiloow kasmada xoolo lama siisto Anba xaaluflay guban waqay ma aanan xaalaynee Xudun iyo maxaa uga cidla ah xarunta reerkayga? Xusbad malaha ruuxaan wax dhacay xeer ugelahayne Nin haduu xiskii maqan [...]
Continue reading …Seattle:-(RT)Mahad oo dhan waxaa iska leh Allaah (SW), nabad gelyo iyo naxariisina korkiisa ha ahaato Nebiyunaa Maxamed Ibnu Cabdullaahi (SCW). Waxaan shacab waynaha Soomaaliyeed meeluu joogaba leeyahay Asalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu. Intaas ka dib waxaan manta jeclaystey inaan gabay halgaan idiinku soo lifaaqo, waa gabay caam iyo khaasba ah oo aan filaayo inay garan doonaan [...]
Continue reading …UK:-(RT)Gabay uu curuyay Abwaan Shiine o wajahan geeridii naxdinta lahayd ee allaha’u naxariistee wariye Axmed saakin Axmed geeridaadii qalbigu ila guhaadowye* *Gacal kaa xanuunsde walow iilka lagu geyne* *Gacan kaa xaqdaranbaa haddaa guudka loo sudhaye* *Godka lagu janneeyoow adaw guuray meel wacane* *Wax maad galabsan, uunkii ku ganay, waw goblamayaane* *Waxan gocan shan kuu gaar [...]
Continue reading …Seattle:-(RT)Waxaan ku bilaabayaa magaca Allaah ee naxariis guud iyo mid gaaraba naxariista. Nabad gelyo iyo naxariisina korkiisa ha ahaato Nebiyinaa Maxamed Ibn Cabdullahi (SCW). Intaa ka dib waxaan halkaan idiinku soo hadiyeynayaa gabay halxiraale ah oo aan filaayo inaad kawada helo doontaan, jawaabtiisuna aysan wax badan idinku qaadan doonin, waxaana uga danleeyahay laba arimood keliya. [...]
Continue reading …