Home » Archives by category » Tacsi
Tacsi loodirayo qoyska Marxuum C/llaahi Sugulle

Tacsi loodirayo qoyska Marxuum C/llaahi Sugulle

WAXAA DHAMAAN TCSIDAN DIRAYA DADKA KALE AH 1 XAMDI MAXAMED CAARSHE  ODAYGEEDA IYO CARUURTEEDA 2 CAYNAB IIDLE MAX/ED XAASKII IYO CARUURTIISA 3 SHARMAAKE MAX/UD XAASHXASH XAASKIISA IYO  CARUURTIISA Waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Eheldii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday maantaAleha u naxaristee C/LAAHI X.SUGULE CABDI oo maaanta ku geeriyoday dalka ingiriiska. waxana ay [...]

Tacsi,kusocota AHN Sahra Aw-Xassan oo ku geeryootay Taleex

Taleex:-(RT)Inaalilaahi Wa innailayhi Raajicuun,anaga oo ah Dhamaan jaaliyadaha qurbaha ee reer Taleex waxaanu tacsi tiiraanya leh u diraynaa qoyska reer Maxamed Cabi Madoobe oo ay ka geeryootay Allaha’u naxariistee Hooyo Sahra Aw-Xassan oo maanta ku geeryootay Taleex.. Ugu horayn Waxaanu Tacsi  Tiiraanya Leh U diraynaa Guud ahaan Reer Taleex oo ay marxuumad Sahra u ahayd [...]

Continue reading …
Tacsi ku socota qoyska reer Ducaale Aftaag

London:-(RT)Anagoo ah jaaliyada khaatumo state ee wadanka UK waxaanu halkan tacsi tiraanyo leh uga diraynaa Reer Ibrahim Ducaale Aftaag oo Hooyadood Cibaado Istaahil Cali  Oo Maalinimadii shalay ku Geeriyootay maagalada lascanod ee Xarunta Gobolka Sool. Waxaanu leenahay ilaahay samir iyo imaan ha idinka siiyo amiin Sidoo kalana ilaahay janadii fardosa hakawaraabiyo Amiin amiin Gudomiyaha jaliyada cabdale [...]

Continue reading …
Tacsi tiiraanyo leh marxuum Abdi Xaaji Ahmed

Virginia:-(RT)Jaalida beesha Naalaye Ahmed eek u dhaqan aduunka daafihiisa waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ehelkii iyo qaraabadii  uu ka geeriyooday Abdi Xaaji ahmed oo ku geeriyooda wadanka Maraykan magaalaga Varginia, Waxay ilaahay uga baryayaan in uu u denbi dhaafo, janadana geeyo, ehelkiisana sami iyo iimaan ka siiyo.   1-      Abdullahi Ahmed Warsame 2-      Osman [...]

Continue reading …
Tacsi ku socotaQoyska Hooyo Maryama Maxamed(Doob-yareed)

Lascanood:-(RT)Waxaaa Tacsi tiiraanya leh loo dirayaa eheladii iyo qaraabadii ku timi qoyska reer Faarax Toor Geeriddii Naxdinta lahayd Ee ku timid Hooyo Maryam Maxamed Maxamuud (Doob-yareed )oo Maanta u geeriyootay Magaadda Laasnood ee xarunta Gobolka Sool. Hadii aanu nahay dadka magacyadoodu hoos ku xusanyihiinWaxaan Ilaahay ugu baryaynaa Marxuumaddaas in ilaahay Janatul fardowsa ka waraabiyo Eheladdii,saaxiibadii [...]

Continue reading …
Tacsi ku socota reer Axmed Aw Cali

Kuwait:-(RT)Annaga oo ah Axmed Xaaji Maxamed Dheglaw iyo Maxamuud Xaaji Maxamed Dheglaw oo dalka Kuwait deggan iyo dhammaan reer Xaaji Maxamed Dheglaw meel kasta oo ay adduunka ka joogaan waxaanu ka xunnahay geeridii naxdinta lahayd ee gacan ka xaq darani marxuum Faarax Muxumed Shiikh Axmed Aw Cali {Faarax Shiine} ku dishay magaalada Buuhoodle taariikhdu markay ahayd 10/12/2012. Waxaanu Ilaahay [...]

Continue reading …
Tacsi Tiiraanyo leh Marxuumad Faadumo Xaaji Axmed Dabay oo 3-12-2012 Ku Geeriyootay Magaalada Burco.

(RT) Waxaa halkan tacsi tiiraanyo leh looga diraya ehelkii iyo qaraabadii ay ka geeritootay alle ha u naxariistee mamo faadumo xaaji axmed dabay oo 3-12-2012 maalintii shalay ahayd ku geeriyootay magaalada burco. Waxaa tacsida diraya dadka hoos ku xusan. 1. C/raxmaan xaaji axmed dabay 2. Ibraahim xaaji axmed dabay 3. Aadan xaaji axmed dabay 4. Xuseen [...]

Continue reading …
Tacsi ku socota Qoyska  reer Hassan Jibaar.

USA:-(RT)Illaahi Raajucuun: Anagoo ah qoyska reer Hassan Jibaar, waxaanu tacsi u direynaa marxuumad Amina Hassan Jibaar oo ku geeryootey Magaalada Adisababa ee dalka Ethiopia, taariikhdu markay ahayd Nov 05, 2012. Waxaanu Ebbe uga baryeynaa inuu janadii fardowsa ka waraabiy. Ehelada iyo caruurteedana samir iyo iimaan ka siiyo Aamiin…Aamiin. Dadka tacsida diyaariyey! Ayaanle Ahmed Mohamed-KENYA Fadumo Abdi-rahman-KENYA [...]

Continue reading …
Tacsi,Qoyskii iyo qaraabadii ay ka geeryootay Allah ha’u naxariistee Indhadeeq Koore.

USA(RT)Anagoo ah dhamaan dhamaan qurba joogta Reer Taleex gaar ahaan kuwa ku nool woqooyiga America waxaan tacsi tiiraanya leh gaadhsiinaynaa Qaraabadii,saaxiibadii iyo Eheladii ay Ka geeryootayallah ha’u naxariistee Indhadeeq Koore Garaase Oo ku geeryooday magaalada Laascaanood Ee gobolka Sool maalintii shalay(Oct,12,2012)Waxaan u rajaynaynaa marxuumadan inuu ilaahay u naxariisto Janatul fardowsana Kawaraabiyo Aamiin   Oday Xuseen [...]

Continue reading …
Tacsi ku socota Xassan Ducaale Fagaase(xassan Bade)

USA:-(RT)Anagoo ah Jaaliyada reer khatumo ee ku nool Columbus Ohio waxaanu halkan tacsi uga diraynaa Dhamaan qoyska reer Ducaale fagaase geeridii naxdinta lahayd ee ku timi ala ha u naxariistee, Xasan Abdi Ducaale (xasan Bede) oo ku geeriyooday magaalada buuhoodle, ilaahayna waxaanu uga baryaynaa inuu janadii fardowsa ka waraabiyo, qoyskii iyo eheladii uu ka tagayna [...]

Continue reading …
Page 1 of 41234