UK:-(RT)Inaa lilaahi waa inaa ilaahi raajucuun waxaa halkan tacsi tiraanyo leh kadiraya jaaliyada khaatumo state of somalia ee uk geeridii kutimid marxuumada xaji cambaro ducaale diiriye carshin oo maanta oo tariikhdutahay 24 04 12 kugeeriyooday magalada laascaanood ee gobolka sool waxaanu leenahay eheladii iyo qaraabadii ilaahay ilaahay samir iyo imaan ha idinka siiyo amiin amiin [...]
Continue reading …UK:-(RT)Anagoo ah Qoysaska iyo Shakhsiyaadka Magacyadoodu halkan ku xusan yihiin kuna kala sugan cifaryadda Aduunka iyo Ciida Hooyo waxaanu halkan Tacsi tiiranyadeeda leh oo ku saabsan Geerida Xaqa ah oo ku timmi(XAAJIYAD MARYAN XAAJI CALI SHIIKH C/LAAHI)oo dhowaan ku geeriyooteey Dalka USA,waxaanu si gaar ah Tacsida ugu direeynaa Reer Dr-Ibraahim Aw Caduur iyo Ubdkiisa iyo [...]
Continue reading …UK:-(RT)Geeridu waa Xaq:-Anigoo ah Ustaad-Xassan Carab ama Yamai kana mid ahaan jiraybahdda Sportiga Somaaliyeed gaar ahaan qeybta Saxaafadda(Carabiga)beri samaadkiikuna hadlaaya magaca ama codka guud ahaanba bahdda Sportiga Somaaliyeed meel eeyjoogaanba,anagoo si weyn uga tiiraanyeeysan falka waxshinimada weyn leh ka baxsanhab dhaqameedka Ummadda Muslinka ah iyo xurmadda Somaalinimoba(Qaraxii TiyaartakaQaranka ee Muqdisho),eeyna ku naf-waayeen muwaadiniin somaliyeed oo [...]
Continue reading …Uk:-(RT)Waxaa halkan tacsi u diraya Geeridii kutimid marxuum xaji maxamud wayrax oo shalay kugeeriyooday magalada sarmaantuke ee gobolka cayn waxaanu leenahay eheladii iyo qaraabadii ilaahay ilaahay samir iyo imaan ha idinka siiyo amiin amiin waxaanu halkan sigaara ugu tacsiyadaaynaynaa dhamaan reer maxamud wayrax dhamaan reer xirsi cidhib iyo dhamaan reer yuusuf goox meelkasta oo ay jogaan [...]
Continue reading …UK:-(RT)Geeridu waa Xaq-Anagoo ah Jaaliyadaha Khaatumo State iyo Maakhir State Degaamadda West Yorkshire England-UK waxaanu halkan Tacsi uga Direeynaa Guud ahaanba Bulsho-weynta Reer Maakhir gudaha iyo debedaba Geerida ku timmi-Suldaan-Maxamuud Suldaan C/Salaan oo dhowaan ku Geeriyoodeey Magaaladda Khartuum Caasimada Sudaan oo wuu intii muddo ahba deganaa,tacsida ayaanu si gaar ahaaneed ugu direeynaa Reer Suldaan Maxamuud [...]
Continue reading …UK:-(RT)Geeridu waa Xaq-Anagoo ah Jaaliyadaha Khaatumo State iyo Maakhir State ee degaamadda West Yorkshire England-UK waxaanu halkan Tacsi ku saabsan Geeridda Madaxweynihii hore KMG Somaaliyeed Marxuum-Col-C/Laahi Yuusuf Axmed uga diraaynaa guud ahaanba Ummadda Somaaliyeed,gaar ahaana Qoyskii, Eheladii iyo Qaradbadii Marxuumka-waxaanu Allah ka tuugeeynaa in wuu ka Waraabiyo Janadii dhammaanteena Samir iyo Iimaan inaga siiyo-Aamiin-Aamiin. Marxuum Ex-Madaxweyne [...]
Continue reading …Borame:-(RT)Waxan tacsiudirayawaxaan tacsi tiiraanya leh gaadhsiinaynaa Qaraabadii,saaxiibadii iyo Eheladii uu Ka geeryooday Allaha u naxariistee C/Raxmaan Maxammed Cali{quule} Oo ku geeryooday magaalada Dublin Ee wadanka Airland maalintii bishu ahayd (March11 2012)Waxaan u rajaynaynaa marxuunkana inuu ilaahay u naxariisto Janatul fardowsana Kawaraabiyo waxana tacsida diraya anoo ah dhamaan ardayda degmada taleex ee wax kabarata jamacda boorame [...]
Continue reading …USA(RT) anagoo ah dhamaan dhamaan qurba joogta Reer Taleex Ee ku nool woqooyiga America waxaan tacsi tiiraanya leh gaadhsiinaynaa Qaraabadii,saaxiibadii iyo Eheladii uu Ka geeryooday Allaha u naxariistee Col.C/Raxmaan Maxammed CaliOo ku geeryooday magaalada Dublin Ee wadanka Airland mmaanta (March11 2012)Waxaan u rajaynaynaa marxuunkana inuu ilaahay u naxariisto Janatul fardowsana Kawaraabiyo Aamiin tacsidan waxaa Diraya- [...]
Continue reading …UK:-(RT)Geeridu Waa Xaq-Qofna Saacadiisa ma dhaafaayo-Jaaliyadda Khaatumo State Of Somalia ee Degaamadda West Yorkshire England UK oo wuu Hormoodka ka yahay-Caaqil-Maxamed Aden Gol-Cad waxeenu tacsi halkan uga diraayaan Reer Ceydiid Xassan Cade iyo guud ahaanba Ilma Ceeydiid Xassan oo Hooyadood Marxuumad-QORSHO CABDI SHUURIYE ku geeriyooteey Magaaladda Manchester 21/02/2012. Waxaanu Raxmaanka ka baryeeynaa inwuu Marxuumadda Janadii [...]
Continue reading …USA(RT) anagoo ah dhamaan dhamaan qurba joogta Reer Taleex Ee ku nool woqooyiga America waxaan tacsi tiiraanya leh gaadhsiinaynaa Qaraabadii,saaxiibadii iyo Eheladii uu Ka geeryooday Oday cabdi Cali Shire(Cabdi Timir) Oo ku geeryooday magaalada garoowe Ee Gobolka Nugaal.maalintii shalay(Jan,15,2012)Waxaan u rajaynaynaa marxuunkana inuu ilaahay u naxariisto Janatul fardowsana Kawaraabiyo Aamiin Oday Xuseen Muuse Ciise(xuseen [...]
Continue reading …