Home » Archives by category » Tahniyad (Page 2)
Ururka Golaha ardayda reer Khaatumo ee Sudaan oo hambalyo u diraya Cali&Zaynab.

Khartum:-(RT)Ururka Ardayada reer khatumo ee dalka Sudan ayaa waxay hanbalyo aroos udirayaan Mudane Cali Ismaciil yare iyo Murwadiisa Zaynab C/raxmaan Xaashi,mudane Cali oo xubin ka ah Golaha Ardayda Khatumo ee Sudan,  waxayna leeyihiin noqda kuwii isku waara oo kala hela wiilal gabadho iyo caano, waxaa hanbalyada diraya xubnaha ururka oo dhan sida :- 1 Cabdilahi [...]

Continue reading …

Cali Ismaiil Mohamed (Cali diyaano) iyo marwadiisa saynab Abdulrahman hashi oo arooskooda ka dhacay magaalada  hargayso waxaan leenahay noqda kuwii isku waaro oo ubad khayrle kala hela kuwada noolaada nolal isfahan iyo farxad ku dheehan tahay   1)   Ahmed Mohamed Araale (bisleeye) 2)   Yasiin Muse Abdalle (yasiin90) 3)   Ahmed Abdulkariim Ahmed 4)   [...]

Continue reading …
Hambalayada Ciida ee Realtaleex.com

Taleex:-(RT)Asslaamu Calaykum,Ciid wanaagsan dadweynaha muslimiinta gaar ahaan bulshaweynta Soomaalida meelkasta oo aad joogtaan waxaanu idin leenahay Ciid wanaagsan. Dhamaan maamulka  iyo shaqaalaha bahda Realtaleex waxay idiinku hambalyaynayaan ciid wanaagsan waxaanuna ilaahay idiinka baryaynaa ciida ciideeda inuu caafimaad,cibaado iyo farxad inagu gaadhsiiyo dhamaanteenba. Ilaahay (Sw)waxaanu inooga baryaynaa inuu inaga aqbalo camalkii ramadaanka waxaynu soo soonay 30Ramadan [...]

Continue reading …
Hambalyo Dhalasho Oo Kusocota Nasra Qalinle Iyo Axmed Maxamuud Oo Gabadh Ugu Dhalatay Maraykanka

Hambaly Hambalyo Hambalyo Waxaan halkan hambalyo Uga diraynaa Nasra qalinle Hussein Iyo Axmed Maxamuud Abdi Oo Gabadh Ugu Dhalatay Miniapolis Ee Carriga Maraykanka Hambalyadan waxa diraya Dadka Kala ah.. Aaabe Qalinle Hussein Abdi Cadar Hooyo Aamina jaamac Hussein Xaawo Qalinle  Hussein Sayigeeda iyo caruurteeda saynab qalinle Hussein iyo Caruurteeda xalwo Qalinle Hussein sayigeeda iyo Caruurteeda Saleebaan qalinle Hussein [...]

Continue reading …
Tahniyad Meher Farxad Leh. Mudane Siciid iman Cali Iyo murwadiisa   Saynab Baashe Cali Oo Meherkoodu Ka Dhacay Daresalam Tanzaia.

                    Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo waxaa halkan looga hanbalyeynayaa boqorka iyo boqorada kala ah mudane siciid iman cali iyo xaaskiisa qaaliga ah murwo saynab baashe cali oo meherkoodu ka dhacay magaala madaxda tanzania ee daresalam. Waxaana hanbalyo iyo bogaadin hawada u marinaya dadka kala ah. 1.Hooyo siraad [...]

Continue reading …
Hambalyo Meher: Waxaa Hambalyo iyo Bogaadin loo dirayaa Weriye Cabdiwahaab Maxamed Cabdi iyo Marwadiisa  Fardows Cabdiqaadir Cali oo Meherkoodu ka dhacay Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool Maanta oo ay bishu tahay 04/0702012.

Waxaa halkan Hambalyo aan la soo koobi Karin ka diraya dhamaan Ehelada, Qaraaabada iyo Asxaabta waxayna leeyihiin Guurkiinu guur khayr noqdo kuwii isku nagaaada Ubad khayr-qabana kala hela. Ehelada iyo Asxaabta Hambalyada Diraya Aabe Maxamed Cabdi weyne Aabe Cabdiqaadir Cali Cilmi Hooyo Aamina Haaruun Cabdi Hooyo Saciido Xassan Jaamac Cabdiqafaar maxamed cabdi Cabdiqani maxamed cabdi [...]

Continue reading …
Hambalyo Meher,jaaliyada Khaatumo Ee Mozambiqeu OO hambalyo U Diraya Meherka Faarax&Xamdi…..

Mozambiqeu:-(RT)Hambalyo dhalinyarada reer khaatumo ee kudhaqan wadanka mozambiqeu waxay hambalyo udirayaan mudane faarax iidle cali haybe iyo iyo marwadiisa hamdi cali xaydar 29 juun meherkoodu kadhacay magaalada baraysan ee laascaanood waxaanu leenahay baarakalaahu laka wa baaraka calay wajamaca baynahumaa fii khayr,, noqda kuwii isku waara ubad khayr qabana kala hela,, gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax [...]

Continue reading …
Hanbalyo Tahniyad Merhar Oo  Farxad leh Munade Ali jamac Ahmed{ali macruuf} iyo Murwadiisa Qaaliga ah Zainab mohamud A Guled oo Meherkoodu Ka Dhacay Magaalada Las’anod 26kii,June,2012.

Lasanod{RT}Waxaaa halkan hanbalyo meher oo farxad leh ka diraya  dhamaan bahwaynta reer maxamud A.guuled, oo ay ugu horeeyaan.   hooyo cawa xasan maxamed aabe maxamuud axmed guuled. 1 axmed maxamud A. guuled 2 salax maxamud A.guuled iyo marwoyonkiisa xawo ismail iyo xawo abdirizak iyo caruurtoda 3 ibrahin  maxamud A.guuled iyo marwadisa iyo ciyaalkiisa 4 abdirizak [...]

Continue reading …
Tahniyad Meher Oo loo dirayo Cali Muuse Cali iyo  Foosiya Cawil Faarax Oo Meherkoodu ka dhacay Columbus…

Australia:-(RT)Anigoo ah: Faarax Aadan Ciise Toohe iyo xaaskayga -Saynab Cali Kore iyo  caruurtayada – Sarah – Cabdulraxman – Layla – Cabdulcasis – Samiira waxaannu halkan uga  tahniyadaynaynaa Cali Muse Cali kore iyo marwadiisa Foosiya Cawil Faarax oo meherkoodu maanta kadhacay Magalaada Columbus ee cariga maraykanka  waxaannu leenahay guurkiinna alla haka dhigo kii lagu nasto ee [...]

Continue reading …
Hambalyo Aroos:waxaa hablayo aroon halkan looga dirayaa Caruuska iyo Caruusada kala ah…

USA:-(RT)Waxaan hambalyo aroos udiraynaaa mudane C/rasaq C/laahi Ali Darmaan iyo murwadiisa Khadra Maxammed C/qaadir oo arooskoodu caawa ka dhicayo magaalada lasanod Ee xarunta Gobolka Sool. Waxanuna leenahay isku noqda kuwa isku raaga gacal iyo xigtaba arooskina lagu farax ubad khayra qaba kale hela waxana hambalyadan dirayan dadkan hoos ku qoran 10\5\2012 ayuu aroosku dhacay 1.Dr [...]

Continue reading …
Page 2 of 3123