Home » Archives by category » Videos
Ururka Daryeel oo deeg lacageed uqaybiyay Agomaha Xudun(Video)

Ururka Daryeel oo deeg lacageed uqaybiyay Agomaha Xudun(Video)

Taleex:-(RT)Ururka Daryeel Dalka iyo Dadka Xafiiskiisa Degmadda Taleex ee caasimada Maamulka Khaatumo ayaa Deeqo lacageed gaadhsiiyey Caruuro agoomo ah oo ay Aabayaashood ku naf-waayeen Xoraynti iyo Difaaci dhulka khaatumo gaar ahaan kuwii kudhintay degaanka degmada Xuddun. Hadaba deeqda lacageed oo ay soo direen Ururka Daryeel Dadka iyo Dalka ayaa waxaa gudoonsiinayay agoomaha guryohoodana ugu tegay [...]

Jaaliyada khaatumo ee Imaaraatka ayaa xaflad aad u balaadhan oo ay ugu dabaal dagayeen sanadguuradii koowaad ee kasoo wareegtay yagleelidii maamulka KHAATUMO STATE OF SOMALIA. Xaflada ayaa waxaa kasoo qaybgalay dadwayne  aad ugu faraban oo kakalayimi magaalooyinka kaladuwan ee imaaraatka. Waxaa kasoo kasoo qaybgalay munaasabadan maamula kale oo kajira wadanaka soomaaliya, sida GALMUDUG, AWDAL STAE  [...]

Continue reading …
Casharka Jimcaha,mid kamid ah Mucjisoyinki Nabigena Muxamed (صل الله عليه وسلم)+Video)

Seattle:-(RT)Nebi Muxammad (صل الله عليه وسلم), wuxuu ahaa nebigii ugu dambeeyay nebiyada Alle. Mucjisada la siiyeyna nebi isaga ka horreeyay lama siinin. Nebi Muxammad (صل الله عليه وسلم) waa nebiga loo yaqaan sayidul Ambiyaa, warrusul. Waa sidoo kale nebiga loo yaqaan khaatimul ambiyaa warrusul. Waa nebiga ummada oo dhan ay rajeyn doonaan maalinta Qiyaama, waa [...]

Continue reading …
Barnaamij,Garoonka Taleex, Qudbadihii, dareenka shacabka & Suugaan Yaableh (Top Video)

Taleex(RT)Iyadoo Dhawaan Ay gaadheen maagalada Taariikhiga ah ee Taleex Wufuud culus oo ka socotay Maamulka Khaatumo State, Kana Digeen Markii Ugu Horaysay Garoonka diyaaradaha ee Maagalaada Taleex ( Sayid Maxamed Cabdule Xasan International Airport) Ayaa waxaanu halkan ugu soo gudbninaynaa Dhamaan Umada Soomaaliyeed ee jecel horumarka dalkooda Barnaamij Dhinacyo badan oo dhaxal gal Ah.. Barnmaajikan Ayaanu ku [...]

Continue reading …
Daawo-Video Sida ay Usoo Caga Dhigatay Diyaraadii Siday Weftiga Khaatumo ee Shalay Taleex Soo Gaadhay.

Taleex (RT) Hoos ka daawo sida ay ay usoo cagadhigatay diyaaradii waday wafuuda khaatumo iyo taleex laguu soo dhaweeyey.       RealTaleex News Desk

Continue reading …
Walaalaha Jibuuti oo heeso cajiib ah ku soo bandhigay Muqdisho (Video)

Muqdisho:-(RT)Kooxda deegaanka ee  dalka aanu walaalaha nahay ee jabuuti oo magaalada Muqdisho u yimid ka qeybgalka xafladii lagu caleema saarayey madaxweynaha jamhuuriyada federalka Soomaaliya  Prof  Xasan Sh. Maxamuud ayaa soo bandhigay xiiso qiiro leh oo ka tarjumayey dareenka labada shacab ee walaalaha ah. Inta badan heesahan wadaniga ah  ayaa waxaa hal abuuray abwaanka weyn Maxamuud  [...]

Continue reading …
Madaxweyne Xassan Shiikh oo ka baaqsaday safar uu ku tegilahaa wadanka Maraykanka.

Muqdisho:-(RT)Wararka iminka naga soo gaadhaya magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Somaliya ayaa waxay tibaaxayaan in madaxweyne Xassan Shiikh Maxamuud uu ka baaqday Safarkii uu ku imaanlahaa magaalada New York oo uu kaga qaybgelilahaa shir uga furmi doona  madaxweynayaasha caalamka. Baaqashada maxadweynaha ayaa lagu macneeyay inay kadambaysay markii uu ka cudurdaartay inaanu tegu karayn shirkaasi maadaama [...]

Continue reading …
Musharax C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa Soo Bandhigay Barnaamijkiisa uu Ku gelayo Ololaha Doorashada(Daawo Video)

Muwdisho(RT)Musharax C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa Soo Bandhigay Barnaamijkiisa uu Ku gelayo Ololaha Ooorashada ee 20bisha ogos ee fooda inaku soo haysa ka dhacaysa soomalaiya. Hoos Ka daawo Video RealTaleex News Desk

Continue reading …
Siyaasi can ah oo ka soo jeeda maamulka khaatumo state Oo jawaab kulul Siiyay Faroole+Video…

Nairobi:-(RT)Siyaasi can ah oo lagu magacaabo C/Rashiid C/laahi x. Saalax(Ubadaa) Ooka soo jeeda deegaanka khaatumo state of somaliya  cabdirashiid  Ismaaciil saalax Ubadaa ayaa jawaab cad ka bixiyaya hadalkii ka soo yeedhay faroole   kaasoo ahaa in uu  hadal aan munaasab ku ahayn maamulka khaatumo state of Somali. Halkan Ka Daawo.  Realtaleex News Desk.

Continue reading …
Taleex,Xaflad balaadhan Oo lagu taageerayo aqoonsiga Khaatumo State Of Somalia +Video…

Taleex:-(RT)Waxa maanta ka dhacay madasha shirka Caasimada Maamulka Khaatumo State Of Somalia(Berda Khaatumo)lagu qabtay xaflad aad u ballaadhan oo si baaxad leh loogu soo agaasimay taasoo  looguna dabbaal degayo ictiraafki maamulka Khaatumo ee Madaxweyneaha DKMG Shiikh Shariif Shiikh Axmed Uu ugu aqoonsaday maamul ka mid ah maamul goboleedayda Dawlada Somaliya. Xafladan balaadhan Oo ay ka soo [...]

Continue reading …
Page 1 of 3123